Cashar cusub kala soco youtu.be TigerLife90
https://youtube.com/?si=eXQOZy-kxQEOm72q
Burhan Tiger
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Burhan Tiger, Personal coach, Mogadishu.
Manta xanun berri faadio
24/10/2025
Jimco Mubarak
02/10/2025
Haka ilaabin share iyo like ka faa’iidaysi wacan macalin
27/09/2025
workout at home gor dhow insha Allah cashar dhamestiran lasoco youtu.be kyga TigerLife.
https://youtube.com/?si=c0ATdMf-v-vP-lwa
17/09/2025
Sodhawow! 🌟
Waxaa kuu diyaariyey barnaamij gaar ah oo isku dhafan: tababar, cunto sax ah, iyo la socod natiijooyinkaaga 3 bilood gudahood.
Si gaar ah, waxaan kuu diyaariyey qiimo dhimis xadidan si aad u bilowdo safarkaaga jir-dhisidda ka hor inta sanadka aanu dhamaanin.
Ha ka labalabeyn! Anigoo ah CoachBurhan Tiger , waxaan diyaar u ahay inaan kaa caawiyo inaad jirkaaga qurxiso oo aad hesho natiijooyin dhab ah oo la taaban karo. 💪
14/09/2025
Mudo 3 bilood ah ayaan macalin uu ahaa, waana kan farqiga muuqda: shalay jidhka oo baruur badan, maanta jidh caafimaad leh oo fit ah.
Haddii aad rabto inaan macalin kuu noqdo, diyaar baan kuu ahay. Waxaan kuu diyaariyay:
Tababar joogto ah
Cunto saxan oo kugu habboon
Kormeer iyo xisaab joogto ah maalinkasta
Waxaas oo dhan waxaan kuugu sameeyay qiime dhimis muddo 3 bilood ah.
Soo dhowow – macalinkii ku hagi lahaa guul dhab ah! Waakan
02/08/2025
🏆 TRANSFORMATION 🏆
Farxad aan la qarin karin!
Markii uu ii yimid ardaygani bishii May 29, 2025, miisaankiisu wuxuu ahaa 109.6kg, body fat-kuna wuxuu ahaa 27%, muscle -kiisuna 69%. Maanta—kaddib laba bil oo shaqo adag iyo isbeddel nololeed—waxaa miisaankiisu yahay 92kg, body fat 19%, halka murqaha (muscle) uu gaaray 76.7%! 💪🔥
➡️ Isbeddelkan ma ahan kaliya miisaan riday, waa beddel nololeed dhan – caafimaad, karti, niyad sare, iyo kalsooni.
Waxaan ku faanayaa in aan qeyb ka noqday safarkiisa. Hal bil ayaa noo dhiman Insha Allah, laakin natiijadu horey bay u cadahay.
Shaqadeyda macalinimo (online coaching) waa xirfad aan qalbiga geliyey – haddii aad diyaar u tahay inaad beddesho noloshaada, waan kuu joogaa.
📩 DM iigu soo dir "READY" si aan u bilaabno safarkaaga isbedelka 💥
25/07/2025
Jimco wanaagsan asxaabta caloosha aan lahayn 😁
17/07/2025
Congratulations on 3 months of body transformation 👏🎊 shaqo igu imow
you can contact me +79083247447 .or 252615191947
Instagram coachburhantiger.
Snapchat btiger324
Facebook coachburhantiger
18/06/2025
Body transformation in 1 week
Masha Allah daahir hampalyo macalin shaqa socoto waxaa uharay 11 weeks
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Culinary Team
Attire
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu