07/12/2024
π GETTING STARTED: BECOMING A MASTER HACKER BOOTCAMP
Waxaan idiin diyaarinay bootcamp-kii aad muddo raadineyseen! Bootcamp-kan wuxuu si gaar ah diiradda u saarayaa barashada xirfadaha lagama maarmaanka u ah Master Hacker iyo dhinacyada kale ee muhiimka ah ee Cybersecurity.
π Ku biir Bootcamp-ka hadda: https://cloudeclass.com/bootcamp/view_boot?title=Getting+Started+Becoming+a+Master+Hacker%3A+Hacking+is+the+Most+Important+Skill+Set+of+the+21st+Century%21
π₯οΈ Waxyaabaha Bootcamp-ku Ka Kooban Yahay
Modules: 11 modules
Lessons: 55 cashar oo muuqaal ah
Quiz: 33+ su'aalo qiimayn ah
Certificate: Haa, waxaad heli doontaa shahaado rasmi ah
Mentorship: Haa, taageero joogto ah iyo aqoon is-weydaarsi
π Top 10 Weeraro Hackers-ka Ugu Muhiimsan ee Aad Baran Doonto
βοΈ Windows Hacking
π Vulnerabilities Scanning
π΅οΈ Digital Forensics
π Wireshark Capture
π Port Scanning
π₯ Firewall Evasion Techniques
π₯οΈ OS Detection
π‘ Passive Sniffing
π‘οΈ Active Sniffing
β‘ ARP Spoofing
Intaas oo kaliya kuma joogto! Waxaad Sidoo Kale Baran Doontaa:
π WEP/WPA2 Cracking
πΆ Evil Twin (Fake Access Point)
π΅οΈ Rogue AP Attacks
π§ Social Engineering (Phishing, Pretexting, Baiting, Tailgating)
π§ Qiimaha Bootcamp-ka
πΆ 10-ka maalmood ee ugu horreeya (05 Dec - 15 Dec):
πΈ (Qiimo dhimis: 66% OFF!)
πΆ Wixii ka dambeeya:
πΈ Original Price
π Website: www.cloudeclass.com
π¬ WhatsApp: https://wa.me/252702077910
https://youtu.be/nD8lGXeOsHg?si=E6Hreb7BbKIEgJlB
π GETTING STARTED BECOMING A MASTER HACKER BootcampWaxaan si gaar ah idiinku diyaariyey bootcamp-kii aad raadinayseen, kaas oo diiradda saaraya barashada xi...