08/06/2026
Kulankii u dambeeyay heerka group yada ee tartanka kubada cagta dugsiga Midnimo ayaa shalay dhax maray labada fasal ee kala ah form 3 iyo form 1 kulanka ayaan kusoo gaba gaboobay natiijo 10 iyo 6 ah oo ay guusha ku raacday fasalka form 1.
Guusha form 1 ayaa ka dhigan in ay semifinalka koobka iska so xaadiriyeen 3da fasal ee kala ah fasalka 8aad, fasalka 7aad iyo fasalka form 1.
Yey kula tahay iney ku guuleesan doonto koobka kubada cagta ee dugsiga Midnimo.