28/06/2022
Waxaa Inoo soo idlaaday Imtixaankii ugu danbeeyay ee Sanadkii labaad Semesterkii 4aad ee Jaamacada SIMAD.
Dhamaan Fasalka BECO14 oo isku duuban waxaan Alle SWT ka baryeynaa in uu inoogu dhameeyo jaamacada Si wada Jir ah insha allh.
Guuul iyo isku duubni insha allh.
30/10/2021
Waxan Galabtay cayaarnay kulan kamida tartanka Feco Cup 2021 kulankaas oo aan ku wajaheynay dhigeena sxibadeyn BITI01
Wuxu kusoo idlaaday BECO14A 7-3 BITI01
HMBALYO HAMBALYO BECO14A
Sidoo kale dhigeena BITI waxaan leyahay Hambalyo dadaalka eey muujiyeen
30/10/2021
FECO CUP 2021
20/07/2021
Sawir loo dhanyahay
Gudoomiyaha Jamacada Al ustad Dahir Arab
Deanka kuliyada Dhaqaalaha Al ustad Abdinur Ali mohamed
Ardayda Kuliyada dhaqalaha fasalka Beco14
Eidul Adxa mubarak Cafimad ku ciida
20/07/2021
Eid mubarak
Class Beco14 iyo Dean faculty of economic Al ustad Abdinur Ali mohamed oo idin leh farxad ku ciida dhaman umada musliminta meel walbey daafaha caalamka ka joogan gaaf ahan umada somaliyed
Simad familly
27/06/2021
marka h**e waxaa mahad iskaleh Allh SWT oo inoo suurta galiyay in aan soo dhameyno qeyb kamid ah Safarkeenii bilawga ahaa
Waxaa inoo dhamaaday Sanadkii 1aad ee jaamacada SIMAD
waxan umahad celineynaa Waalidiintayna oo run ahaanti nagu soo dadaalay mudadaas koobned walina nasii gabar taagay
Waxaan kaloo u mahadcelineynaa macalimiintaynii oo uu ugu h**eeyo Al Ustaad Abdinur Ali Mohamed oo run ahaanti waqtigooda iyo aqoontoda nagu bixiyay
Mhdsnidiin ayan idin leynahay anakoo wada jirna
21/05/2021
Boys Beco14 SIMAD University
Semister Two
Economics
We hope to finish health and together at the university, Insha allh
09/03/2021
waxey cayaar qurux badan ina dhax martay Galabtay Anaka oo ah Beco14-A Vs BITI03 halkaas oo aan kasoo hooynay guul aad u wey 6-1
Hambalyo Beco14-A
sido dhigeena BITI 03 waxan ayakana leeyahay hbmalyo dadaalka eey muujiyeen
03/02/2021
Tariiqda markii eey eheed 13/01/2021 waxaa noo so dhamaaday semister 1aad Ee Jaamacada SIMAD