Beder Academy of science and Technology

Beder Academy of science and Technology Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Beder Academy of science and Technology, School, Jaale Siyaad Street, Mogadishu.

03/11/2022
29/07/2022

Good

29/07/2022

BEDER ACADEMY SCHOOL

29/07/2022

Guul wacan

29/07/2022

Maasha allah waa gabar aad u da,yar oo kamid ah jiilkii uu soo barbaariyey iskuulka beder academy iskuul, oo kamid ahayd guruubkii gabdhaha 1:00 Saacleyda oo maanta latartamey wiilasha, maasha allaah maa,ido yariisey waxaa lakeeney iskuulka ayadoo aad u yar, oo bilow ah ayaa loobilaabey BTJ maantana waxay uqalantay fasalka 6aad iskuulka faa,wayn AL=QIMMAHA PRIMRY AND SECONDRY SCHOOL, Waxaan leenahay maa ido yariisey Guulayso, insha alaha

27/07/2022
27/07/2022

Hambaliyo hambaliyo waxaa maanta no soo afjarmey tartankii u dhaxeeyey ardeyda iskuulka beder academy gaar ahaan adeyda todoba sacleyda 1:00 labada group gabdhaha iyo wiilasha
Waxaan leenahay hambaliyo hambaliyo dhamaan dawadayaasha wixii faa faahin ah qeybta hoose commentiga noogu reeba waayo fakirkiina waa noo muhiim, insha allah

Address

Jaale Siyaad Street
Mogadishu

Telephone

615287177

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beder Academy of science and Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category