17/09/2026
17-09-2026. 06- 04-1448
Maamulka qaybihiisa kala duwan, macalimiinta iyo ardayda Dugsiga H/Dhexe & Sare Ee AL-QAMAR waxay u tacsiyeynayaan ardayada kala
1-C/fataax Yuusuf maxamed ka mid ahaa adaydii qalin jabisay 2024-2025.
2- Aadan Yuusuf maxamed ka mid ah ardayda 4aad ee dugsiga hoose. . .
oo aabbahooda ku geeriyooday dagmada afgooye gaar ahaan xaafada Siigaale . Qabrigiisa Allah u waasiciyo, Jannada firdowsa Allah Ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadi uu Ka tagay Samir Allah kasiyo Aamiin Aamiin