Kulmis primary and secondary school

Kulmis primary and secondary school

Share

PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL

03/06/2021

Kulmis primary and secondary school

Photos from Kulmis primary and secondary school's post 17/04/2021

Hambalyo aradyda Kulmis primary and secondary schools
Gushii ay ka gaareen tartan aqooneedka Dugsiyada gobolka banadir ee bisha barakeysnayd ee ramadaan
Hambalyo Hambalyo

03/07/2020

WWHT

30/06/2020

imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiga dhexe.

22/06/2020

,macalimiinta iyo ardayda Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee kulmis waxay halkaan tacsi uga dirayaan ehelka iyo qaraabada uu ka geeriyooday Axmed cali xaashi kana mid ahaa aradayda iskulka kulmis kuna geeriyooday magaalada muqdihso
Waxaana leenaahy Allah u naxariisto samir iyo imaan allaha naga wada siiyo

08/04/2020

shahaadiga.

Photos from Kulmis primary and secondary school's post 21/11/2019

29/09/2019
Photos from Kulmis primary and secondary school's post 21/04/2019

SAGOOTINTA FORM 4 2018/2019

23/02/2019

,macalimiinta iyo ardayda Dugsiga H/Dhexe iyo Sare ee kulmis waxay halkaan tacsi uga dirayaan
Saabiriin Daahir xasan kana mid ah aradayda iskulka oo aabaheed daahir xasan ku geeriyooday magaalda muqdisho
Waxaana leenaahy Allah u naxariisto samir iyo imaan allaha naga wada siiyo.

Photos from Kulmis primary and secondary school's post 19/09/2018


maamulka,macalimiinta iyo ardayda iskuulka KULMIS waxay halkaan tacsi uga dirayaan maamulka,macalimiinta,ardayda iyo waalidka iskuulka Hoyga xamar geeridii ku timid ardayadii yareyd ee shalay ku geeriyootay rasaastii lagu furay gaariga ardayda.wxaan leenahy allaha u naxariisto gabadhaa saqiirta ah inta dhaawaca ahna allaha caafiyo

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Km7
Mogadishu
252