MAAN

MAAN

Share

MAAN provides a unique platform for Somalia’s leading figures to contest the most important political, social and historical issues of the day.

Madasha Aqoonyahanka Aragtida Nool (MAAN) is an independent initiative that provides a forum for live debates, to create knowledge through dialogue. MAAN aims to inform, provoke, entertain and allow our members to form their own opinions on the questions that matter. MAAN provides a unique platform for Somalia’s leading figures (i.e. in politics, journalism, youth and the media) to contest the mos

04/05/2026

Maxaa dhalinyarada Soomaaliyeed ku riixaya inay dalka ka tagaan, maxaase ka dhigi kara inay joogaan?

Kusoo biir Dood-wadaag Xiiso Leh oo ay soo qabanqaabiyeen SIMAD iLab iyo MAAN, halkaas oo la iskugu keenayo fikrado, iyo xalal ku saabsan mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee jiilkeenna horyaalla Galabka Khamiista, 07 May 2026, 3:30 PM, Xarunta Maan Wadada Airport-ka, Degmada Wadajir

Si aad qeyb ugu noqoto halkaan iska diiwangali: https://forms.gle/oh3NSZs26pwtJ2Sf6

19/03/2026

🌙✨ Ciid Wanaagsan ✨🌙

Alle ha inaga dhigo kuwa soonkooda, salaaddooda iyo ducadooda laga aqbalo.
Nabad, farxad iyo caafimaad ku ciida dhamaan umadda Soonaaliyeed 2026

17/02/2026

Waxaan Bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan. Waxaan Eebe ka baryayaa in uu naga dhigo kuwii ka faa’iideysta gudashada acmaasha suubban ee Bisha barakeysan.

Aan ku wada duceysanno in Rabbigeenna mideeyo quluubteena, nagu gaarsiiyo nabad, baraare iyo barwaaqo.

17/02/2026

Waxaan Bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa bilashada Bisha Barakeysan ee Ramadaan. Waxaan Eebe ka baryayaa in uu naga dhigo kuwii ka faa’iideysta gudashada acmaasha suubban ee Bisha barakeysan.

Aan ku wada duceysanno in Rabbigeenna mideeyo quluubteena, nagu gaarsiiyo nabad, baraare iyo barwaaqo.

Photos from MAAN's post 18/01/2026

Waxaan noo bilowdey gole lagu falanqeynaayo Aqoonsiga Israel ee Somaliland iyo Saameynta Juquraafi Siyaasadeed Geeska Africa, oo uu marti noogu yahay agaasimihii h**e ee sir-doonka Mudane Fahad Yasiin

Photos from MAAN's post 11/01/2026

Waxaa si qurux badan noogu qabsoomay kulan cinwaankiisu ahaa Soo Jiidashada Maalgashiga Waara si Dekedda Muqdisho Looga Dhigo Marin Ganacsi oo Xooggan, waxaana marti inoogu ahaa Amb. Mohamed Ali Nur, Maareeyaha Dekedda Muqdisho.
kulanka ayaa waxaa si weyn uga soo qeybgalay dhallinyaro, laguna wadaagay aragtiyo ku saabsan maalgashiga waara, horumarinta dekedda, iyo xoojinta doorka Dekedda Muqdisho ee ganacsiga dalka

09/01/2026

waxaan martigelinaynaa Malinta bari oo sabti ah kulan cinwaankiisu yahay “Soo Jiidashada Maalgashiga Waara si Dekedda Muqdisho Looga Dhigo Marin Ganacsi oo Xooggan”, waxaana marti inoogu ah Amb Mohamed Ali Nur Maareeyaha Dekedda Muqdisho.
Kulanka wuxuu ka dhici doonaa Xarunta MAAN

06/11/2025

Join us tomorrow night for a special discussion:
🗓️ 7 Nov 2025
🕗 8:00PM Mogadishu time
🎙️ Speakers:
•Amb. Mohamed Abdi Affey
•Danjire Yusuf Garaad Cumar
📍 X Space Don’t miss this insightful conversation on Somalia’s state-building journey.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Airport Road
Mogadishu