Sh.yuusuf Alkowneyn primary and secondary school

Sh.yuusuf Alkowneyn primary and secondary school Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sh.yuusuf Alkowneyn primary and secondary school, High School, Mogadishu.

๐—ฅ๐—”๐— ๐—”๐——๐—”๐—”๐—ก ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—”๐—ฅ๐—”๐—žMaamulka, macallimiinta  iyo dhammaan hawl-wadeenada Dugsiga ๐—ฆ๐—ต.๐—ฌ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ ๐—”๐—Ÿ-๐—ธ๐—ผ๐˜„๐—ป๐—ฒ๐˜†๐—ป1 waxay ugu hambalyeyna...
17/02/2026

๐—ฅ๐—”๐— ๐—”๐——๐—”๐—”๐—ก ๐— ๐—จ๐—•๐—”๐—”๐—ฅ๐—”๐—ž

Maamulka, macallimiinta iyo dhammaan hawl-wadeenada Dugsiga ๐—ฆ๐—ต.๐—ฌ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ ๐—”๐—Ÿ-๐—ธ๐—ผ๐˜„๐—ป๐—ฒ๐˜†๐—ป1 waxay ugu hambalyeynayaan ardayda, waalidiinta iyo dhammaan ummadda muslimiinta ah bilashada bisha barakeysan ee RAMADAAN.

Alle waxaan ka baryeynaa in uu naga dhigo kuwii ka faa'iideysta fadliga bisha barakeysan.

#ุฑู…ุถุงู† ูƒุฑูŠู…
#ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุงู„ุฎูŠุฑ

Maamulka iyo macallimiinta waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardaydii kaalmaha h**e (Top3) ka galay Imtixaanka dhex...
01/02/2026

Maamulka iyo macallimiinta waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardaydii kaalmaha h**e (Top3) ka galay Imtixaanka dhexe (๐ฆ๐ข๐-๐ญ๐ž๐ซ๐ฆ ๐ž๐ฑ๐š๐ฆ) ee sannad waxbarasheedka 2025/2026.


-term Exam
#2025/2026


๐‘ช๐’๐’๐’ˆ๐’“๐’‚๐’•๐’–๐’๐’‚๐’•๐’Š๐’๐’๐’”, ๐‘ช๐’๐’๐’ˆ๐’“๐’‚๐’•๐’–๐’๐’‚๐’•๐’Š๐’๐’๐’”, ๐‘ช๐’๐’๐’ˆ๐’“๐’‚๐’•๐’–๐’๐’‚๐’•๐’Š๐’๐’๐’”
"๐—”๐—น๐—ธ๐—ผ๐˜„๐—ป๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐˜†๐—ด๐—ฎ ๐—”๐—พ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ & ๐—œ๐—น๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ"

๐Ÿ”œ ๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก!Dhowaan filo natiijada imtixaanka dhexe ee sannad dugsiyeedka 2025/2026.๐Ÿ“† 28/01/2026โฐ 8:00Am--5:30pm๐Ÿ“ž 061-5-8...
27/01/2026

๐Ÿ”œ ๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก!

Dhowaan filo natiijada imtixaanka dhexe ee sannad dugsiyeedka 2025/2026.

๐Ÿ“† 28/01/2026
โฐ 8:00Am--5:30pm
๐Ÿ“ž 061-5-81-23-59

๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐ž๐ž๐ง๐ง๐š ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐š๐ฒ๐š๐š๐ง ๐ข๐๐ข๐ง ๐ซ๐š๐ฃ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐ง๐š๐š.

"๐’œ๐“-๐“€๐‘œ๐“ˆ๐“ƒ๐“ƒ๐‘’๐“Ž๐“ƒ ๐“ˆ๐’ถ๐’ถ ๐’ฝ๐‘œ๐“Ž๐‘”๐’ถ ๐’ถ๐“†๐‘œ๐‘œ๐“ƒ๐“‰๐’ถ & ๐’พ๐“๐’ท๐’ถ๐“๐“ƒ๐’พ๐“‚๐’ถ๐’น๐’ถ"

๐–๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐งBerri oo sabti ah, taariikhduna ku beegan tahay 27/12/2025, waxaa dib loo furi doonaa dugsiga insha allah.Toddob...
26/12/2025

๐–๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง

Berri oo sabti ah, taariikhduna ku beegan tahay 27/12/2025, waxaa dib loo furi doonaa dugsiga insha allah.

Toddobaadkii fuustada ahaa waa dhammaday isku soo noqod wanaagsan.

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐Ÿ“ข  (๐—™๐—”๐—ฆ๐—”๐—ซ ๐—ž๐—ข๐—ข๐—•๐—”๐—ก)Dhammaan macallimiinta, ardayda iyo waalidiinta dugsiga waxaan ogeysiinaynaa in la hakin doono ...
20/12/2025

๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐Ÿ“ข (๐—™๐—”๐—ฆ๐—”๐—ซ ๐—ž๐—ข๐—ข๐—•๐—”๐—ก)

Dhammaan macallimiinta, ardayda iyo waalidiinta dugsiga waxaan ogeysiinaynaa in la hakin doono duruusta waxbarashada laga billaabo beri oo AXAD ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 21-ka DECEMBER ilaa 25-ka DECEMBER, sababta loo hakiyay waxbarashdana ay tahay amar ka soo baxay wasaaradda waxbarashada ee dalka.

Haddaba, waxaan dib isugu soo noqon doontaa maalinta Sabtida ah oo ku beegan 27-12-2025.

Wabillahi towfiiq

๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก!Dhammaan macallimiinta, ardayda iyo waalidiinta dugsiga waxaa la ogeysiinaya in dugsiga uu fasax yahay ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ ...
23/11/2025

๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก!

Dhammaan macallimiinta, ardayda iyo waalidiinta dugsiga waxaa la ogeysiinaya in dugsiga uu fasax yahay ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ฎ munaasabadda Xuska Macallimiinta awgeed, waxaan dib isugu soo laaban doonaa berri ๐—œ๐—ฆ๐—ก๐—œ๐—œ๐—ก ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 24/11/2025.

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐๐“๐€ ๐Œ๐€๐‚๐€๐‹๐‹๐ˆ๐๐Š๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐„๐„๐ƒ.Waxaan Hambalyo u diraynaa dhammaan macallimiinta soomaaliyeed, munaasabadda x...
21/11/2025

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐๐“๐€ ๐Œ๐€๐‚๐€๐‹๐‹๐ˆ๐๐Š๐€ ๐’๐Ž๐Ž๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐˜๐„๐„๐ƒ.

Waxaan Hambalyo u diraynaa dhammaan macallimiinta soomaaliyeed, munaasabadda xuska macallinka soomaaliyeed oo maanta ku beegan agweed, si gaar ah waxaan hambalyo leenahay macallimiinta Bahda ๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—ข๐—ช๐—ก๐—˜๐—ฌ๐—ก.

๐’‡๐’‚๐’“๐’Š๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐’‚๐’‚๐’ ๐’…๐’Š๐’“๐’‚๐’š๐’๐’
Macallinka Soomaaliyeed waxuu kaalin weeyn ka qataa:
โœฆ Bedelidda aragtida bulshada uu wax barayo.
โœฆWaxuu horsedaa in bulshada ay ilaaliyaan karaamada & sharafta Macallinka iyaga oo aaminsan in macallinka uu ka mid yahay waalidka ubaxa waxbaranaya.

"๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐ฅ๐š๐Ÿ๐ญ๐š ๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š"
"๐— ๐—ถ๐—น๐—ด๐—ผ & ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐˜€ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต"

๐— ๐—”๐—›๐—”๐——๐—ฆ๐—”๐—ก๐—œ๐—— ๐— ๐—”๐—–๐—”๐—Ÿ๐—Ÿ๐—œ๐—ก
21,๐๐จ๐ฏ,2025

๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐Ÿ“ธ Maamulka dugsiga ๐—ฆ๐—ต. ๐—ฌ๐˜‚๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ ๐—”๐—น๐—ธ๐—ผ๐˜„๐—ป๐—ฒ๐˜†๐—ป1 ayaa ๐€๐›๐๐ฎ๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐Ž๐ฌ๐ฆ๐š๐ง u magacaabay in uu noqon doono sawir qaada...
24/10/2025

๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐Ÿ“ธ

Maamulka dugsiga ๐—ฆ๐—ต. ๐—ฌ๐˜‚๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ ๐—”๐—น๐—ธ๐—ผ๐˜„๐—ป๐—ฒ๐˜†๐—ป1 ayaa ๐€๐›๐๐ฎ๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐Ž๐ฌ๐ฆ๐š๐ง u magacaabay in uu noqon doono sawir qaadaha (Camera-man) dugsiga sannad waxbarasheedka 2025/26.

Dhammaan Maamulka, Macallimiinta & ardayda bahda Alkowneyn waxay kugu duceynayaan in uu Alle kugula garab galo masuuliyadda laguu igmaday.

"๐€๐ฅ๐ค๐จ๐ฐ๐ง๐ž๐ฒ๐ง ๐–๐š๐š ๐‡๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š & ๐ˆ๐ฅ๐›๐š๐ฑ๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š"

๐Ÿ“ข๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡!!๐Ÿ“ข Dhammaan ardayda dugsiga ๐’๐ก. ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐€๐ฅ๐ค๐จ๐ฐ๐ง๐ž๐ฒ๐ง1 waxaa la ogeysiinayaa in doorashada midowga Ardayd...
16/10/2025

๐Ÿ“ข๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡!!๐Ÿ“ข

Dhammaan ardayda dugsiga ๐’๐ก. ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐€๐ฅ๐ค๐จ๐ฐ๐ง๐ž๐ฒ๐ง1 waxaa la ogeysiinayaa in doorashada midowga Ardayda ay si rasmi ah u dhici doonto maalmaha soo socda, taas oo ay ku tartami doonaan musharrixiin u taagan xilka guddoomiye & gud. ku xigeen.

๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก. ๐˜๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ ๐จ๐จ ๐š๐š๐ ๐ก๐จ๐ซ๐š๐ฒ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐›๐š๐ซ๐š๐ญ๐ž๐ž๐ง ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ ๐ฅ๐ž๐ก ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง, ๐š๐ค๐ก๐ฅ๐š๐š๐ช ๐ข๐ฒ๐จ ๐ค๐š๐ซ๐ญ๐ข ๐ก๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ง๐š๐๐ค๐ข๐ข 3๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ ๐š๐ก ๐ช๐š๐›๐š๐ง๐š๐ฒ๐š๐š ๐๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ฆ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š.

"๐€๐ฅ๐ค๐จ๐ฐ๐ง๐ž๐ฒ๐ง ๐ฐ๐š๐š ๐ก๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š & ๐ˆ๐ฅ๐›๐š๐ฑ๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š"

Maamulka, Macallimiinta iyo Waalidiinta dugsiga Sh.yuusuf Alkowneyn primary and secondary school Waxay soo dhowaynayaan ...
10/09/2025

Maamulka, Macallimiinta iyo Waalidiinta dugsiga Sh.yuusuf Alkowneyn primary and secondary school Waxay soo dhowaynayaan go'aanka lagu mamnuucay adeegsiga ๐“๐€๐‹๐„๐„๐…๐€๐๐€๐ƒ๐€ (๐’๐ฆ๐š๐ซ๐ญ๐๐ก๐จ๐ง๐ž๐ฌ) ee dugsiyada gobolka Banaaadir.

Ariintani oo ka mid ah dadaalada kor loogu qaadayo waxbaridda casriga ah iyo tayeynta waxbarashada ardayda.

"๐€๐ฅ๐ค๐จ๐ฐ๐ง๐ž๐ฒ๐ง ๐ฐ๐š๐š ๐ก๐จ๐ฒ๐ ๐š ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š & ๐ข๐ฅ๐›๐š๐ฑ๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š"

04/09/2025

||๐—๐š๐Ÿ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ช๐š๐ฅ๐š๐ง-๐ฃ๐ž๐›๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐š 23๐š๐š๐.

|| ๐๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ซ๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š

Address

Mogadishu

Telephone

+252855630

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sh.yuusuf Alkowneyn primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category