21/11/2019
Ka Faa'iideeysi Wacan
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AqoonMaal Academic, Educational consultant, Mogadishu.
21/11/2019
Ka Faa'iideeysi Wacan
26/10/2019
Water ATM
14/08/2019
Majeceshahay in Aad noqoto Engineer ku wanaagsan Dhisida Website-yada?
Madooneeysa in Aad wax badan kasaxdo qaladaadka ama ciladaha kuyimaada Website-yada?
-MAAL waxeey kuu diyaarisay Tababar Kusaabsan Dhisida Website-yada oo Soconaya Muddo 3 Maalmood ah Wixii Faahfaahin ah Laxiriir
0619692995/0615210822
Location DAHA INTERNATIONAL UNIVERSITY
Abikasim Taleh Hodan district Mogadishu Somalia
16/07/2019
دورة: خطبة الجماهيرية
Tababar ku saabsan Fagaara kahadalka.
- Ma u baahantahay in qudbadaada Si fudud u faham siiso ama uga dhaadhiciso bulshada ?
Hadii jawaabtu HAA tahay Waxa ay Akademiuada AQOON-MAAL qabaneeysaa tababar ku saabsan Fagaara kahadalka, oo aad ku fahmi doonto waxyaabo badan.
Maalinta Arbacada 24 Luuliyo 2019 01:00pm
Xarunta Jaamacadda Caalamiga ee DAAHA oo ku taala Cabdiqaasim, Taleex, degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.
Faahfaahin kala xiriir: 0619692995/0616584609
F.G: Tababarkan waa lacag la'aan in aad ka soo qeybgasho.
La wadaag Asxaabtaada.
MAHDSANID
27/06/2019
Waxaa Si Wanaagsan Noogu qabsoomay Siminaarkii Kusaabsanaa Cudurka EBOLA oo ay Ka Faa'iideysteen inbadan oo Bulshada Kamid ah.
Waxaan rajeeneyna in Cilmigii ay ka faa'iideen ugudbi doonaan Bulsha weeynta Soomaaliyeed Qeeybaheeda kala Dewan.
08/09/2018
Haka Murugoon Aduunyada iyo Mushkiladaheeda ee Dadaal badan iyo Adkeysi Muuji Rabina utalasaaro Amuurahaaga oo idil
03/08/2018
WORKSHOP
COMPONENTS OF CIGARETTE AND THEIR EFFECTS
FREE CERTIFICATE
REG: $5
TEL: 0616780105 / 0615185582
VENUE: DAHA INTERNATIONAL UNIVERSITY
DATE: 07/08/2018 TIME: 01:30 - 04:00 PM, ISNIIN