26/05/2026
Maamulka, macallimiinta, iyo dhammaan Howlwadeenada Jaamacadda waxay hambalyo u dirayaan dhammaan ๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ, ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ, ๐ถ๐๐ผ ๐๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐๐น๐ฎ๐ฎ๐บ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ต munaasabadda barakaysan ee ๐๐ถ๐ถ๐ฑ๐๐น ๐๐ฑ๐
๐ฎ.
Waxaan Ilaah weyn uga baryaynaa inuu naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู ุนูุฏ ุงูุฃุถุญู ุงูู
ุจุงุฑู
21/05/2026
Jaamacadda Jazeera waxaa maanta si guul leh uga qabsoomay Bandhigga ๐๐๐๐ด๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ต๐ถ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ, oo ah buug aqooneed muhiim ah oo iftiiminaya asaaska, farsamooyinka iyo qotimada dhismaha.
Buuggan oo uu qoray ๐๐ป๐ด. ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐น๐ฎ๐ต๐ถ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ถ๐๐ฑ๐ถ๐ถ๐ฑ, ayaa ah dhaxal aqooneed qiimo leh oo isku daraya cilmi, waayo-aragnimo iyo hal-abuur, si uu uga faaโiideeyo ardayda, xirfadlayaasha iyo bulshada daneeysa horumarinta kaabayaasha casriga ah.
Bandhigga ayaa waxaa kasoo qeyb galay maamulka, macallimiin, arday iyo marti sharaf kale, kuwaas oo bogaadiyay dadaalka qoraaga iyo qiimaha aqooneed ee ku duugan buuggan.
21/05/2026
Ardayda Caafimaadka Bulshada ee Jaamacadda Jazeera ayaa si guul leh uga qayb galay booqasho waxbarasho oo lagu tagay Xarunta Maareynta Qashinka Adag ee ๐จ๐ก๐ฆ๐ข๐ฆ ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Booqashadan ayaa ardayda siisay khibrad wax ku ool ah oo ku saabsan maareynta qashinka, badqabka deegaanka, iyo ilaalinta caafimaadka bulshada.
Tababarkan goobta lagu qabtay wuxuu ka caawiyay ardayda inay isku xiraan aqoonta ay fasalka ku bartaan iyo shaqada dhabta ah ee caafimaadka bulshada iyo deegaanka.
Jaamacadda Jazeera waxay si gaar ah ugu mahadcelineysaa hayโadda UNSOS taageerada iyo iskaashiga ay ka geysteen hirgelinta booqashadan qiimaha leh ee kor u qaadday aqoonta iyo xirfadaha ardayda.
12/05/2026
Ardayda Qeybta ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ee Kulliyadda Culuumta Caafimaadka ayaa tababar la xiriira Hababka Sifaynta Biyaha iyo Hanaanka ay u shaqeeyaan Kaalmaha biyaha sifeeya ku qaatay United Bottling Company.
Mamulka jamacada jazeera waxow si milga leh ugu mahad celinayan mamulka iyo shaqalaha United bottling company sida hagar la anta leh eey bulshada uso garsinayan wax soosar tayo leh kana fakaren bad qabka bulshada wanku amaneyna howsha quruxda badan eey hayan.
06/05/2026
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ณ๐๐๐ซ๐ ayaa u qabatay ardayda Kulliyadaha ๐๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ค๐ & ๐๐๐๐ฐ๐๐๐ seminar ku saabsan ๐๐จ๐ฐ ๐ญ๐จ ๐๐๐๐ซ๐ง ๐๐๐๐ข๐๐ข๐ง๐. Seminar-ka waxaa bixiyey ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ซ. ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฆ๐ข๐ง ๐๐๐๐ข๐ค๐๐ซ๐ข๐ฆ ๐๐ฎ๐ซ, isagoo ardayda la wadaagay talooyin iyo habab wax ku ool ah oo ku saabsan sida hufan ee loo barto cilmiga caafimaadka.
Ardayda Kulliyadaha Qalliinka & Daawada ayaa ka faaโiideystay aqoonta iyo khibradda lagu soo bandhigay seminar-kan.
04/05/2026
Waxaa maanta si heer sare ah u qabsoomay kulan ay isugu yimaadeen ardayda Jaamacadda Jazeera, maamulka jaamacadda, iyo xubno ka socday ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed (SMA).
Madasha waxaa furay Guddoomiyaha Ardayda Jaamacadda Jazeera, ๐๐ฟ ๐ฆ๐ฎ๐๐ถ๐ฑ ๐๐น๐ถ ๐๐ฎ๐๐๐ฎ๐ป ๐๐น๐ถ, oo si faahfaahsan uga hadlay ujeeddada kulanka oo ahaa in ay ku wareejiyaan ardayda jaamcadda lacago ay uruuriyen dadka abaaruhu ay waxa yeeleen uruka dhaqaatiirta soomaaliyeed SMA Iyo dadaallada ay ardaydu ku bixiyeen ururinta lacagta, isaga oo xusay cadadka la ururiyey iyo muhiimadda ay leedahay iskaashiga ardayda.
Sidoo kale, waxaa madasha ka hadlay xubno ka socday SMA, oo ay ka mid ahaayeen ๐๐ฟ ๐๐ฏ๐ฑ๐ถ๐๐ฎ๐น๐ถ ๐ซ๐ฎ๐๐ฎ๐ป ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ฒ๐, ๐๐ฟ ๐๐ฎ๐๐๐ฎ๐ป ๐ก๐ผ๐ฟ ๐๐ถ๐ถ๐ป๐น๐ฒ iyo ๐๐ฟ ๐๐ต๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฏ๐ฑ๐ถ๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ, kuwaas oo si qoto dheer uga hadlay doorka dhaqaatiirta Soomaaliyeed iyo sida ay muhiim u tahay taageerada iyo isku xirnaanta bulshada aqoonyahanka ah.
Gabagabadii, madasha waxaa soo xiray Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Jaamacadda Jazeera, ahna Madaxa Academic and Affairs, ๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ณ. ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐ฎ๐ต๐ถ ๐ ๐ผ๐ต๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐บ๐๐ฑ , oo si weyn ugu mahadceliyey dhammaan ardayda Jaamacadda Jazeera iyo xubnaha SMA dadaalka iyo ka qeybqaadashada firfircoon ee ay muujiyeen.
Kulankan wuxuu ahaa mid muujinaya midnimo, wadajir, iyo sida ay ardayda iyo aqoonyahanku uga qeyb qaadan karaan horumarka bulshada.
30/04/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ, ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ, ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ!
Jaamacadda Jazeera waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Guddoomiyaha Cusub ee Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed, mudane ๐๐ฟ. ๐๐ฎ๐๐๐ฎ๐ป ๐ ๐ผ๐ต๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐ฆ๐ฎ๐๐ถ๐ฑ.
Waxaan u rajaynaynaa guul, hufnaan, waxaana Alle uga baryeynaa inuu ku garab galo gudashada masuuliyadda culus ee loo igmaday
29/04/2026
Waxaa si rasmi ah inoogu soo gabagaboobay Jazeera ICT Girls: AI and Digital Excellence Series, oo ahayd munaasabad lagu wadaagay aqoon, hal-abuur, iyo dhiirrigelin ku saabsan mustaqbalka tiknoolajiyada iyo AI.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa dhammaan marti-sharaftii, kasoo qeybgalayaashii, iyo cid kasta oo gacan ka geysatay hirgelinta event-gan guusha leh.
29/04/2026
Munaasabada Jazeera ICT Girls: AI and Digital Excellence Series,