23/01/2024
Soomaali weyn gabadhaan ha leyska illaaliyo gaar ahaan gabdhaha kuwooda wax ma garatada ah ayaan ooga digeynaa.
Qoftaan waa la soo dirsaday dumarka kuwooda wax ma garatada ah ayeyna baadiyeeysaan ha leyska illaaliyo inshaa Allah.