Shantay Supplements

Shantay Supplements

Share

Weight Gainers, Fat Burners, Amino Acids, Fitness Accessories

22/08/2026

Supplements maalin kasta ma isticmaali kartaa? πŸ€” Mise jirkaaga ayay dhibaato u keeni karaan?

Dad badan ayaa isticmaala supplements, laakiin su’aasha muhiimka ah waa: ma taqaannaa qadarka saxda ah ee jirkaagu u baahan yahay?

Supplements-ka si sax ah loo isticmaalo waxay ka mid noqon karaan qorshahaaga nutrition-ka iyo fitness-ka, laakiin qof walba baahidiisu isku mid ma aha.

πŸŽ₯ Daawo video-ga oo dhan si aad u ogaato waxa muhiimka ah markaad supplements isticmaaleyso.

πŸ’¬ Adigu supplements ma isticmaashaa? Noo sheeg comment-ka.

πŸ“² Shantay Supplements, doorashadaada fitness-ka. πŸ’ͺ

21/07/2026

Haddii aad rabto jir dhisan ama miisaan dhimista saxda ah Supplements kaligood kuma filna. Waa inaad isticmaashaa kuwo kugu habboon.
Kaalay Shantay Supplements waxaa ku siin doonaa.
βœ… Products tayo leh.
βœ… Talo bilaash ah.
Nala soo xiriir si aan kaaga caawino inaad doorato Supplement-ka kugu habboon.

28/06/2026

Hadii gym tagto basle natiijo arki wayso waxa laga yawaa inaad saddexaad qalad mid kamid ah gasho malinkasto !

27/06/2026

90% dadka gymka tago qaladkan ayey sameyaan!

26/06/2026

Hambalyo Isbuuca Xorriyadda Soomaaliyeed! πŸ‡ΈπŸ‡΄
Shantay Supplements waxay kuu diyaarisay QIIMO DHIMIS GAAR AH OO 15% AH dhammaan alaabaha aan iibinno.
πŸ“… Muddada qiima dhimista: 26 June ilaa 5 July

Kaalay soo booqo xarumaheenna maanta oo ka faa'iidayso qiimo dhimista Isbuuca Xorriyadda.
πŸ“ Danwadaagta: 0611 11 94 49
πŸ“ Darjiinka: 0614 22 23 02

25/06/2026

Ma rabtaa soo kabasho dagdag iyo waxqabad sare
XTEND Original 7G BCAA waxuu kaa caawinaa taageeridda soo kabashada murqaha kadib jimicsiga, Waxay dib u soo celisaa electrolytes ka lumay jirka intii lagu jiray jimicsiga
βœ… 7g BCAA halkii adeeg
βœ… Zero Sugar
βœ… Electrolytes
βœ… Dhadhan Mango Madness πŸ₯­
Haddii aad rabto inaad kor u qaaddo tayada tababarkaaga iyo soo kabashadaada, XTEND waa doorasho kugu haboon.
πŸ“ž Dalbo hadda:
πŸ“± Danwadaagta: 611119449
πŸ“± Darjiinka: 614222303
πŸ’¬ Nala soo xiriir si aad u hesho xog dheeraad ah ama u dalbato maanta.

25/06/2026

Ma rabtaa soo kabasho dagdag iyo waxqabad sare
XTEND Original 7G BCAA waxuu kaa caawinaa taageeridda soo kabashada murqaha kadib jimicsiga, Waxay dib u soo celisaa electrolytes ka lumay jirka intii lagu jiray jimicsiga
βœ… 7g BCAA halkii adeeg
βœ… Zero Sugar
βœ… Electrolytes
βœ… Dhadhan Mango Madness πŸ₯­
Haddii aad rabto inaad kor u qaaddo tayada tababarkaaga iyo soo kabashadaada, XTEND waa doorasho mudan in la tixgeliyo.
πŸ“ž Dalbo hadda:
πŸ“± Danwadaagta: 611119449
πŸ“± Darjiinka: 614222303
πŸ’¬ Nala soo xiriir si aad u hesho xog dheeraad ah ama u dalbato maanta.

02/03/2025

Weightloss Ramadan Diet Plan

26/06/2024

Hyperbolic Mass Miisaan kordhin ardayda bilowga ah aad ayuu kuu anfacaa 60v lrotein ayaa ku jira iyo Vitamins badan

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Wadajir, Danwadagta Street
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 06:00 - 22:30
Tuesday 06:00 - 22:30
Wednesday 06:00 - 22:30
Thursday 06:00 - 22:30
Saturday 06:00 - 22:30
Sunday 06:00 - 22:30