Al-iman Primary and Secondary School

Al-iman Primary and Secondary School

Share

ku soo dhowow iskuulka Al-iman

21/11/2024

Dharaarba warbay siddaa dhambaal weeyaan waqtigu..........

21/11/2024

Mudnaan macalin leh.

21/11/2024

Muqaal Guud Xuska Maalinta Macalimiinta.

Photos from Al-iman Primary and Secondary School's post 21/11/2024

Waxaa Si habsami leh noogu qabsoomey xafladda xuska maalinka macaliinta 21-November.

Waxaan leenahay dhammaan macalimiinta meel kasta ay joogaan Hampalyo mudnaanta idinkaa leh.

14/09/2024

Maamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo dhammaan bahda reer Al-iman Primary and Secondary School.

Waxa ay farxadda 12-ka bisha Mowliid la qaybsanayaan bulsho weenta muslimiinta ah meelkasta oo ay joogaan.

Maadaama Bishaan ay tahay Bishii Uu dhashay Nabigeenna SCW.

صلو على النبيﷺ

28/08/2024

Maamulka,Maclimiinta iyo dhamaan bahda reer Al-iman Primary and Secondary School

Waxa ay farxadda la qaybsanayaan ardayda fasalka 12aad ka gudubtey.

Hampyo, Hamplyo Hambalyo.👏👏👏👏

Photos from Al-iman Primary and Secondary School's post 19/08/2024

Maamulka, macalimiinta iyo dhammaan bahda Al-iman Primary and Secondary School
Waxa ay farxadda la qaybsanayaan ardayda fasalka 8aad oo dhammntoodba ka gudbey imtixanka fasalka 8aad.

Waxaan leenahay Hamplyo Hamplyo dadaalka aad muujiseen horey u wada.

Photos from Al-iman Primary and Secondary School's post 07/08/2024

يسعدنا أن نهنئ Farhia Dini ، إحدى المستفيدات من HCD، على حضورها المؤتمر الدولي الثالث عشر حول إصلاحات الاقتصاد العالمي (ROGE) 2024، الذي استضافته جامعة أكسفورد.

قدمت فرحية بحثها حول التنمية المستدامة، مستعرضة تفانيها وتميزها. تسعى فرحية محمد حسن ديني. حاليًا للحصول على درجة الماجستير في اليابان، وهي شهادة على عملها الجاد والتزامها بدعم النمو الأكاديمي.

وهي إحدى خريجات ​​ Al-iman Primary and Secondary School لعام الدراسي 2015-2016.

الف مبروك يا فرية.👏👏🙏

Photos from Al-iman Primary and Secondary School's post 13/06/2024

الحمد لله
Waxaa maanta sharaf iyo guul ku soo Idlaaday Examkii uu qaadaayey agaasinka gobolka Banaadir kaa oo ay galaayeen ardayda Faslka 8aad Ee dhigata Dugsiyad kala duwan Ee gobolka banaadir ku yaalla.

Waxaan halkaan hambaliyo ugu direynaa Farxadana Aan kula qeeb saneeynaa Ardaydeenna oo iyagana ka mid ahaa kumannaanka arday
Ee ufadhiisatay galidda imtixaanka fasalka 8aad
Ee sanad dugsiyeedka 2023/2024.

Waxaan u rajaynaynaa guul iyo natiijo lagu farxo in.sh.
Al-iman Primary and Secondary School

Photos from Al-iman Primary and Secondary School's post 08/06/2024

Maanta oo eheed maalin sabti ah taariikhduna tahay 08-06-2024.

Waxaa noo soo dhamaaday imtixaankii finalka ahaa ee fasallada loogu kala gudbaayey isla sidaas oo kale noo soo idlaatay daraasada snad dugsiyeedka2023-2024.

Waxaan ardayda Al-iman Primary and Secondary School leenahay fasax wanaagsan iyo iyo natiijo lagu farxo in.sh

Guuleesta.

09/05/2024

Fasalka 7aad ayaa noqdey guuleestaha tartan aqooneedka sanad dugsiyeedka 2023-2024.

Waxaan leenahay Hamplyo dadaalka ay soo muujiyeen iyaga iyo fasallada lasoo tar tamayba.

Dadaal wacan.🙏

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Laami Yaraha B/hubey
Mogadishu