Mujamal Primary And Secondary school

Mujamal Primary And Secondary school Tayo iyo Tacliin sare ugu imaw Mujamal Primary And Secondary school
(3)

Hambalyo dhammaan Macallimiinta soomaliyeed Waxa aan idin kugu hambalyeyneenaa Munaasabaadaan 21 november oo ku asteesan...
21/11/2025

Hambalyo dhammaan Macallimiinta soomaliyeed
Waxa aan idin kugu hambalyeyneenaa Munaasabaadaan 21 november oo ku asteesan maalinka macallinka soomaaliyeed
MACALLINKEEN ALLOW KAAL

12/10/2025

Qaar ka mid ah ardayda Dugsiga Mujamal oo salaan saaray calanka 🇸🇴

Maanta oo ah 12/10/2025 oo ku beegaan maalinta calanka soomaaliyeed waxa aa iskuulka lagu qabtay munaasabadda maalintaan...
12/10/2025

Maanta oo ah 12/10/2025 oo ku beegaan maalinta calanka soomaaliyeed waxa aa iskuulka lagu qabtay munaasabadda maalintaan oo calankana lagu saaray
Waxa qeyb weyn ka qaatay fasalka f4

12/10/2025
🌳 “Ardaydu waa mustaqbal, dhirtuna waa nolosha mustaqbalka.”
17/09/2025

🌳 “Ardaydu waa mustaqbal, dhirtuna waa nolosha mustaqbalka.”

🌳✨  Dhir Beeris ✨🌳Maanta Maamulka  ardayda iyo macallimiinta iskuulkeennu waxay sameeyeen olole qurux badan oo dhir beer...
17/09/2025

🌳✨ Dhir Beeris ✨🌳

Maanta Maamulka ardayda iyo macallimiinta iskuulkeennu waxay sameeyeen olole qurux badan oo dhir beeris ah. Ujeeddadu waxay ahayd:
✅ In la qurxiyo deegaanka iskuulka.
✅ In ardayda lagu baro ilaalinta iyo qiimaha dhirta.
✅ In la abuuro jawi caafimaad iyo hawo nadiif ah.

Ardaydu si wadajir ah ayay dhirta u beereen, iyagoo muujiyey dadaal, farxad iyo is-kaashiyo. Tani waa tallaabo yar oo ku saabsan dhismaha mustaqbal cagaaran 🌱💚.

Ogeysiis Ogeysiis dhammaan macallimiinta, waalidiinta iyo ardayda waxa la ogeysiinanyaa in Berri oo ah 30 ka bisha Augus...
29/08/2025

Ogeysiis Ogeysiis dhammaan macallimiinta, waalidiinta iyo ardayda waxa la ogeysiinanyaa in
Berri oo ah 30 ka bisha August uu dib u furmi doono iskuulka
Waxana noo billaaban doona sanad dugsiyeedka 2025/2026
Isku soo noqod wanaagsan

24/08/2025

HAMBALYO dhammaan Ardayda imtixaanka ku baasay gaar ahaan Ardadyda Mujamal oo wada gudbay
Hambalyo dadaalkiina halkaas kasi wada

Hambalyo Hambalyo Hambalyo dhamaan ardayda soomaliyeed ee maanta imtixaanki ku baasay Gaar ahaan ardayda iskuulka Mujama...
14/08/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo dhamaan ardayda soomaliyeed ee maanta imtixaanki ku baasay
Gaar ahaan ardayda iskuulka Mujamal
Dadaalkiina halkaas kasi wada in.a

Ramadaan Kariim🌙
28/02/2025

Ramadaan Kariim🌙

Bismillaah waxaa maalinta khamista ee 13/2/2025 dugsiga Mujamal Primary And Secondary school uu daah furay tartanka spor...
14/02/2025

Bismillaah waxaa maalinta khamista ee 13/2/2025 dugsiga Mujamal Primary And Secondary school uu daah furay tartanka sports ka kaas oo sanad dugsiyeed kasta loo qabto fasallada kala duwan ee dugsiga
Tartanka aya si qurux badan noogu daah furmay waxa aana rajeynaynaa si wanaagsan in uu noogu soo dhamaado in.a

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
18:30 - 19:30
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252612909801

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mujamal Primary And Secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Mujamal Primary And Secondary school:

Shortcuts

Share

Category