SBF Academy

SBF Academy

Share

Our mission is to increase accessibility to training for Business leaders, Accountancy and Finance professionals and graduate students.

Financial Planning 10/04/2024

Financial Planning ( Qorsheynta Maaliyada)
Baro sida aad u qorsheyn lahayd dhaqaalaha gurigaaga iyo ganacsigaaga.

Financial Planning Qorsheynta Maaliyada

30/03/2024

Auditing (Hanti dhawr)

23 March 2024 24/03/2024

Cilmiga maaliyada kaga bogo luuqadaada hooyo. (Corporate Governance)

23 March 2024

Management Accounting Final 09/08/2021

Waa maxay Management Accounting ama Af Soomali ahaan Xisaab-Maareyn?

Fadlan soo booqo bogeena Youtube. Hadii aad ka hesho casharadeena ku xidhnow boggeena si aad ula socoto casharada aan soo dhigno.

Management Accounting Final

Seminar Accounting Part 6 Af Soomaali Auditing Explained! 12/07/2021

What is Auditing profession and what does an Auditor do? As part of our understand accounting series, we will define the purpose of assurance engagements and explain what Auditors actually undertake.

Waa maxay mihnadda hanti-dhawrka? Muxuuse qabtaa Hanti dhawraha? Waxaan kusii gudo jirnaa taxanaheenii ahaa fahanka xirfadda xisaabaadka. Waxaana halkan ku falanqeyn doonaa ujeedka mihnadda hanti dhawrka iyo xirfadlaha hanti dhwraha waxa doorka uu ku leeyahay hawsha xisaabaadka. Fadlan soo booqo Barteena Youtube waa free. hadii ay ku anfacaan casharada ka baxa barteena fadlan sii faafi si aan u helno bulsho wacyi leh.

Seminar Accounting Part 6 Af Soomaali Auditing Explained! Auditing is assurance function that gives assurance that statements prepared by the directors for the stakeholders give a true and fair view.In terms of the ...

Seminar Accounting Part 5 Taxation Explained (Waa Maxay Canshuur) 08/07/2021

Introduction to Taxation. This is very important for all to understand and appreciate the taxation system of any given country and how it affects its citizens.

Casharkani waxaan hordhac ahaan dul istaagi doonaa nidaamka canshuuraadka iyo sida uu saameyn ugu yeelan karo dhaqaalaha wadanka iyo nolosha muwaadiniinta. Fadlan ka daawo barteena Youtube ee akadeemiyada ganacsiga iyo maaliyadda soomaaliyeed (SBF Academy) waa free!

Seminar Accounting Part 5 Taxation Explained (Waa Maxay Canshuur) In this lecture we will explain the link between what the financial accountant prepares (the financial statements) and how the Tax accountant uses those fina...

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


28M6+28
Mogadishu
28M6+28

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00