23/09/2026
๐๐ป๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐๐ต๐ถ๐ฝ ๐ฃ๐ฟ๐ฒ๐ฝ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ | ๐ ๐๐๐ฆ ๐๐ฎ๐๐ฐ๐ต ๐ฑ | ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ
Xarunta Jaamacadda Caafimaadka Al Hayat waxaa lagu soo gabagabeeyay Barnaamijka Diyaarinta Internship-ka. Barnaamijka waxaa ka qayb qaatay ardayda MBBS Dufcadda 5aad ee Kulliyadda Daawada iyo Qalliinka, kuwaasoo sannadkan bilaabaya tababarkooda isbitaalada.
Al Hayat Medical University has concluded its Internship Preparation Program at its main campus. The program was attended by MBBS Batch 5 students from the Faculty of Medicine and Surgery who begin their hospital internships this year.