05/12/2025
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun
Maamulka, Macallimiinta iyo dhammaan Ardayda Dugsiga Pacific Educational Center waxa ay tacsi tiiraanyo leh u marinayaan Ustaad Abdirahman Mohmud Mohamad, oo ka mid ah macallimiinta wax ka dhiga dugsiga, oo Aabbihii ku geeriyooday dalka Ethiopia.
Alle naxariistiisa ha siiyo, qabrigiisana ha u waasacsho.
05/12/2025
Congratulations to ustaad. Abdulkadir Mohamed Ali , who has defended his Graduation Project for a Master's Degree in Educational Planning and Management.
โAll the members of Pacific Educational Center, success!โ
22/07/2025
๐ฃ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ โ ๐๐ข๐ก๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ ๐
Ma garanaysaa arday kulliyadda kugu habboon?
Waalid Ma garaneysaa kulyada ku haboon wiilkaaga /gabadhaada ?
Ha seegin seminar-ka muhiimka ah ee ay qabanayaan khubaro sare!
๐๏ธ ๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก: ๐๐-๐๐-๐๐๐๐
๐ ๐๐๐ช๐ญ๐ข : ๐:๐๐๐๐
๐ ๐๐จ๐จ๐ta : ๐๐๐ฅ๐๐๐ฆ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ โ ๐๐๐๐ข๐ช๐๐ฌ๐ข๐ฆ ๐๐๐ฅ๐ฅ ๐๏ธ ๐๐ซ. ๐๐๐๐ข๐๐ข๐ญ๐๐ก ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐ฅ๐ข โ ๐๐ก๐, ๐๐ง๐ญ. ๐๐๐ฅ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐๏ธ ๐๐๐ฌ๐ซ๐ฎ๐๐ข๐ง ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐๐ฅ๐ข โ ๐๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ๐ฌ ๐ข๐ง ๐๐๐ฎ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ฌ๐ฒ๐๐ก๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ
๐ Fursad bilaash ah oo kaa caawin doonta mustaqbalkaaga!
Pacific Educational Center
SALAAM UNIVERSITY
11/07/2025
๐ ๐๐ก๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ฑ๐๐ ๐ฅ๐๐ก โจ ๐จ๐จ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐๐๐ ๐ฎ ๐๐ก ๐๐ข๐ฅ๐๐๐ฐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐. ๐
๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐๐๐ข๐ข ๐๐๐๐๐
๐๐๐๐๐โ๐๐๐๐
๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐๐ง๐ฎ ๐ฐ๐๐ ๐ญ๐๐ช๐ฐ๐จุ ๐ญ๐๐๐๐ุ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐๐๐ฅ๐ข๐ข๐ง.
04/07/2025
Beri oo ah ๐๐๐๐ญ๐ข, ๐๐/๐๐/๐๐๐๐, kuna aaddan ๐๐/๐๐/๐๐๐๐ ๐๐ข๐ฃ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐, waa maalintii barakaysan ee ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐๐.
Soonka maalintaas waxaa Alle kaga dhaafayaa ๐ฌ๐๐ง๐๐๐ค๐ข๐ข ๐ญ๐๐ ๐๐ฒ wixii gef ahaa ee la sameeyey. Waa maalin kheyr, dambi-dhaaf iyo ajar weyn leh.
Maamulka iyo Macallimiinta Pacific Educational Center waxay ugu baaqayaan dhammaan bulshada Muslimiinta in ay ka faaโiideystaan fadliga maalintan barakaysan.
01/07/2025
Dugsiga Pacific Educational Center wuxuu si daacadnimo iyo dareen waddaninimo leh ugu hambalyeynayaa ummadda ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ xuska munaasabadda ๐-๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ, oo ah sanad-guuradii 65-aad ee xornimada Gobollada Koonfureed iyo midowgii labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.
Waa maalin milgo leh oo lagu xasuusto halgankii geesinimada lahaa ee ay sameeyeen ๐๐ฐ๐จ๐จ๐ฐ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ง๐ง๐ si loo helo dal xor ah oo mideysan.
Dugsiga ๐๐๐๐ข๐๐ข๐ ๐๐๐ฎ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐๐ง๐ญ๐๐ซ wuxuu mar walba garab taagan yahay horumarka ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฆ๐ข๐๐ง๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐ฎ๐ฆ๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐.
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐-๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ! ๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐จ๐๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ก๐ ๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐๐๐ญ๐จ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐!
๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ธ๐ด