Atlantic Ocean Primary & Secondary School

Atlantic Ocean Primary & Secondary School

Share

your quality education is our responsibility

20/12/2025

Bari oo axad ah taariikhdu ay mareyso 21/12/2025 schoolka waa fasax waxa inoo balan ah I.a 27/12/2025 🙏🏻

Ogeysiis
WasaaraddaWaxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay ku wargelineysaa dhammaan waalidiinta, ardayda iyo bahwadaagta waxbarashada in la hakin doono howlaha waxbarashada ee Gobolka Banaadir inta u dhexeysa 21-ka Diseember ilaa 25-ka Diseembar 2025.
Si loogu diyaargaroobo doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee dagmooyinka Gobolka Banaadir, waxaa la xirayaa dhammaan goobaha waxbarashada oo ay ka mid yihiin dugsiyada, macaahidda iyo jaamacadaha.

Haddaba, Wasaaraddu waxa ay ka codsanaysaa masuuliyiinta goobaha waxbarashada ee loo asteeyey doorashooyinka in ay si habsami leh ula shaqeeyaan Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha.
Maalmaha la hakiyey waxbarashada, waxaa gadaal looga dari doonaa kaltirsiga sannad-dugsiyeedka 2025-2026.

DHAMMAAD.
Wixii faahfaahin ah fadlan kala xiriir
Agaasinka warfaafinta iyo xiriirka Bulshada.
Abdiaziz Wali
[email protected]

14/12/2025

Bareeg time Atlantic Ocean Primary & Secondary School

04/12/2025

Waxan shalay oo maalin arbaco aheyd Waxan kulan saaxiibtnimo laciyaarnay dhigeyna MODEL SCHOOL Run ahaantii waxay aheyd kulan aad u xamaasad badan labada dhinac Hadafkeynu waa is dhaxgalka dhalinyarada soomaaliyeed mideyntooda iyo qeyb kamid ah farxadooda ❤️🥰⚽️

02/12/2025

إنا لله وإنا اليه راجعونا
Allah unaxriisto macalinkeena hooyadisa oo geeri ku timid allah unaxriisto macalin hooyo kaliga k**a tagin anaga oo dhan ayey naga tagty garbkaga ayananahay ustd inago mataleyna bahda Atlantic Ocean Primary & Secondary School Allah unaxriisto samir iyo iimaan allah naga wada siiyo 😭🥲🤲🏼

22/11/2025

Bari schoolka waa fasax isniinta no balan ah I.a🙏🏼

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxay ogeysiineysaa dhammaan bahda waxbarashada in berri oo Axad ah, 23-ka Nofeembar, ay goobaha waxbarashada fasaxyihiin, iyada oo lagu maamusayo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.

Wasaaraddu waxay u rajeyneysaa macallimiinta Soomaaliyeed dhammaan wanaag, sharaf iyo guul, maadaama ay laf-dhabar u yihiin horumarka dalka iyo dadka.

DHAMMAAD
Wixii faahfaahin fadlan la xiriir
Agaasinka warfaafinta iyo xiriirka Bulshada
Abdiaziz Wali
Email: [email protected]

20/11/2025

Hampaliyo Hampalyo munaasabada maalinka macalinka soomaaliyeed mahadsanid macalin ❤️🥰

10/11/2025

Gabay kusaabsan hormarka nolosha oo inoo so jeedisay mid kamid ah ardeyda aan so saarnay ereyadeeda waxa ugu cajiibsan dhanka wangsan loo fiiriyo dhaliishu waxbay saxdaa ☺️❤️👸🏼📚 Atlantic Ocean Primary & Secondary Schoolwaa maskaxda kobciyahay ubadkaaga 📚❤️

08/11/2025

Waxa manta inoo bilowday imtixaan bileedka koowaad Jawiga imtixaanka ee Atlantic Ocean Primary & Secondary School maamul wanagsan macalimiin tayeysan iyo ardey wax qabad leh ugu imaw ❤️📚😍🙏🏼

08/11/2025

Waxaa inoo bilaabanaya maanta oo ah maalin sabti taariikhda ku beegantahay 8/11/2025 IMTIXAAN BILLEDKA KOOWAAD EE SANAD DUGSIYEEDKA CUSUB 2025-2026 Qaar kamid ah ardeyda Atlantic Ocean Primary & Secondary School ayaa so bandhigay dremahooda ❤️😍🙏🏼

05/11/2025

Amaan Kobcinta maskaxda ubadkaaga waa astaanteyna ❤️😍📚 Atlantic Ocean Primary & Secondary School

03/11/2025

Kobcinta maskaxda ubadkaaga waa astaanteyna MACALIN😍❤️📚

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Jidka Warshadaha
Mogadishu