Kaah School

Kaah School Goob waxbarasho

Qeybta 1:aad sawiradda dabaaldegga kuguulaysta yaasha tartan aqooneedka dugsiga Kaah School 2025-2026 Fasalka 5A
21/05/2026

Qeybta 1:aad sawiradda dabaaldegga kuguulaysta yaasha tartan aqooneedka dugsiga Kaah School 2025-2026
Fasalka 5A

Kala saraynta tartankii dhamaaday fasalka ugu sareeya ee ku guulaystay (5A champions) ilaa fasalka ugu hooseeya
21/05/2026

Kala saraynta tartankii dhamaaday fasalka ugu sareeya ee ku guulaystay (5A champions) ilaa fasalka ugu hooseeya

Hambalyo kuguulaysta yaasha tartan aqooneedkaSanad dugsiyeedka  2025/2026 dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Kaah School qe...
20/05/2026

Hambalyo kuguulaysta yaasha tartan aqooneedka
Sanad dugsiyeedka 2025/2026 dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Kaah School qeybta galableey
Fasalka 5A 🏆🏅

Waxaa beri oo taariikhdu ku beegan tahay  20/5/2026  barxada dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Kaah School finalka tartank...
19/05/2026

Waxaa beri oo taariikhdu ku beegan tahay
20/5/2026 barxada dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Kaah School finalka tartanka ( ) ku dhex mari doona labada fasal ee kala ah 5A iyo 4A

Yaad usaadaalineysaa in ay hanan doonto koobka👎

Kaah School
19/05/2026

Kaah School

Beri oo isniin ah taariikhduna ay tahay 18/5/2026Waxaa barxada dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Kaah School kadhici doona...
17/05/2026

Beri oo isniin ah taariikhduna ay tahay 18/5/2026
Waxaa barxada dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Kaah School kadhici doona wareega afar dhamaadka tartan aqooneedka Qeybta galableey
Kaas oo udhexeeya fasalada kala ah 6A iyo 5A

Saadaashaada nala wadaag

Kaah School waxa uu leeyahay qeyb waxbarasho oo ah maalmaha Khamiista iyo Jimcaha, taas oo loogu talagalay carruurta dhi...
15/05/2026

Kaah School waxa uu leeyahay qeyb waxbarasho oo ah maalmaha Khamiista iyo Jimcaha, taas oo loogu talagalay carruurta dhigata Dugsiyada Qur’aanka maalmaha kale ee toddobaadka. Barnaamijkan wuxuu diiradda saaraa horumarinta aqoonta maadiga ah, tarbiyadda wanaagsan iyo kobcinta xirfadaha ardayda, si ay u helaan waxbarasho isku dheelitiran.

Tartan Aqooneedka Dugsiga kaah Sanad Dugsiyeedka 2025-2026. Ugu Dambeyn Maanta Waxaa Ino Qabsoomey Kulankii Finalka ahaa...
13/05/2026

Tartan Aqooneedka Dugsiga kaah Sanad Dugsiyeedka 2025-2026. Ugu Dambeyn Maanta Waxaa Ino Qabsoomey Kulankii Finalka ahaa kaas oo ay isugu so hareen fasalada F4 iyo 8aad A Waxa ayna Guushu Raacdey Fasalka F4
.

Maalinka Arbacda ah waxaa inoo Qabsoomi Doono Kulankii k**a dembeyska ahaa ee tartan aqooneedki sanad dugsiyeedka 2025-2...
11/05/2026

Maalinka Arbacda ah waxaa inoo Qabsoomi Doono Kulankii k**a dembeyska ahaa ee tartan aqooneedki sanad dugsiyeedka 2025-2026 kaas oo ay iskugu so haren fasalada F4 iyo 8 A waan arki doonna cidi ay guushu raacdo. Adiga yaad u saadaalineysaa?

Tartan Aqooneedka  Kaah School Fasalka 8A iyo 8BWaxaa Ayna Guushu Raacdey Fasalka 8AMadasha Arday Kaab.
01/05/2026

Tartan Aqooneedka Kaah School Fasalka 8A iyo 8B
Waxaa Ayna Guushu Raacdey Fasalka 8A
Madasha Arday Kaab.

Tartan Aqooneedka  Kaah School Fasalka F 4 iyo 8B Waxaa Ayna Guushu Raacdey Fasalka F4 Madasha Arday Kaab.
12/02/2026

Tartan Aqooneedka Kaah School Fasalka F 4 iyo 8B
Waxaa Ayna Guushu Raacdey Fasalka F4
Madasha Arday Kaab.

Address

Celasha-Lafole-
Mogadishu
252

Telephone

+252618197575

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaah School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Kaah School:

Shortcuts

Share

Category