26/05/2026
Ciid Al-Adxaa Mubaarak 🌙✨
----------------------------------------------------
Waxaan dhammaan Ummadda Muslimiinta, gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed, ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.
Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, ducada, iyo cibaadada maalmahan kheyrka badan.
Rabbi ciiddaan ciiddeeda ha nagu gaarsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo.
Ciid Mubaarak dhammaantiin.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
🏹 Gaarsii hagaartee
╭┈────────
╰┈➤. Like Eng Caagane
08/05/2026
Hassan Sheikh Mohamud waa lagula hadlay hadaa wax maqlee
07/05/2026
Caawa Midabka Jaalaha maxuu sameeyay?
07/05/2026
Karkarkaa gaaray mamaqli jirtay
13/04/2026
Hambalyo Agaasime Hussien Idow
10/04/2026
Hambalyo walaalkeey Abdirahmaan Rashka Rashka iyo Dumaashideey .
Isku waara oo ubad Kheyr qabo kala hela Idam Alle.
🏹 Gaarsii hagaartee
╭┈────────
╰┈➤. Like Eng Caagane
10/04/2026
إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُون
Allaha Unaxariisto Adeer Macalin Cumar Abuukar Shariif (Macalin Cumareey).
Waa geeri xanuun badan Qabriga Allaha uwaasiciyo
إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى
08/04/2026
Hamablyo sxb Shueib Yusuf Dalabey waxaa tahay nin dhalinyaro aqoon yahan ah oo dabeecad iyo kartiba leh
Waan rajeeynaa Gubtii loo soo daalay inaad dhalinyar isku xiran oo waxqabad leh kasoo saari doonto
Deegaan waxaa waxkadhigo dhalinyartiisa iyo aqoonyahankiisa.
🏹 Gaarsii hagaartee
╭┈────────
╰┈➤. Like Eng Caagane