10/11/2024
Health tips
Welcome to this page, i am a health activist especially pediatrics، i may help you! Ask me whatever you like to be ignored off,
Give me tips to rule out..
10/11/2024
Health tips
10/11/2024
01/07/2022
, جمعه
Fahad yasin caadi maaha
The hero 😂
Sucad on the bus
😂
😂😂😂
Waa sigtee😂
15/05/2020
Tani waa Hooyada Prankiga ee Degmada Guriceel .
Ifraax oo hadda kahor Sun ku cabtay Guriceel sheegtayna in ay Prank ka aheed oo ay biyo Muweysaxo/Caafi ku darsatay wax yar oo Sun ah oo isbitaal u seexatay .
Ayaa waxaa Caawo Magaalada soo galay ayagoo oynaayo Ifraax walaalaheed oo sheegay in ay Markale sun cabtay oo Dhimatay Caawo .
Markii lagu baxay Hoyga ay ka daganyihiin Guriceel ayaa waxaa loo tagay Gabdho la dhashay oo oynaayo sidii in Mayd hoosyaalo oo kale .
Naxdin iyo Amakaag kadib , waxaa soo baxday Ifraax oo Qosleyso , waxa ayna Tiri waxaan idin ku Samaynaayey Prank , ee guriga iiga baxa .
Sheeko waalan Caawo iyo Guriceel
✍ BASHIIR Baarbe