Abuubakar

Abuubakar و قل رب زدني علما

03/08/2026

🚀 Professional CCNA Networking Course – 4 Bilood.

Bilow safarkaaga Computer Networking, kuna diyaargarow CCNA.

📚 Waxa aad baran doonto

✅ Network Fundamentals
✅ IP Addressing & Subnetting
✅ Routing & Switching
✅ VLANs
✅ Network Security Basics
✅ Cisco Packet Tracer

🔐 Networking waa aasaaska Cybersecurity. Fahamka wanaagsan ee Networking wuxuu kuu sahlayaa inaad sii barato Cybersecurity iyo xirfadaha kale ee IT-ga.

📅 Muddada: 4 Bilood
💻 Habka Waxbarashada: Live Online Meetings
📜 Shahaado: Certificate

📲 Isdiiwaangeli
https://wa.me/252617759993

Bilow maanta, kuna dhis mustaqbalkaaga aqoon iyo xirfad.

وَلَيسَ الفَتى كَما يَقولُ لِسانُهُإِذا لَم يَكُن فِعلٌ مَعَ القَولِ يُوجَدُ— أبو اللحام التغلبييؤكد الشاعر أن حقيقة الم...
17/07/2026

وَلَيسَ الفَتى كَما يَقولُ لِسانُهُ
إِذا لَم يَكُن فِعلٌ مَعَ القَولِ يُوجَدُ
— أبو اللحام التغلبي

يؤكد الشاعر أن حقيقة المرء ومكانته لا تُقاس بما ينطق به لسانه من ادعاءات أو وعود، بل إن قيمته الحقيقية تظهر فقط عندما يقترن قوله بالفعل، فإذا خلا القول من العمل الذي يصدقه، فإنه لا يعبر عن حقيقة الفتى. الفتى: الرجل الذي يُعتد به في المروءة والكمال. يوجد: يتحقق أو يظهر في الواقع.

23/06/2026

Waxaan aad uga murugoonayaa colaadaha iyo dagaallada qabaa’ilka ee wali ka dhacaya Soomaaliya.
Waa arrin qalbi jab leh in walaalo Soomaaliyeed ay is dilaan iyagoo wadaaga diin, dal, dhaqan iyo taariikh.

Maanta, adduunku wuxuu ku tartamayaa cilmi, horumar iyo teknoolojiyad, halka innagu aan wali ku mashquulsannahay khilaaf, qabyaalad iyo dhiig daadin. Arrintaasi waxay dib u dhigaysaa horumarkeenna waxayna dhaawacaysaa mustaqbalka jiilasha soo koraya.

Aaway Islaamnimadii?

Diinteenna suuban waxay ina fartay walaaltinimo, isu naxariisasho iyo nabad ku wada noolaansho. Naf aan xaq lagu dilinna waa dambiyo waaweyn oo Alle agtiisa culus.

Maxaan Samayn Karnaa?

• Aynu ka fogaano qabyaaladda iyo hadallada colaadda hurinaya.
• Aynu dooranno wada hadal halkii aan ka dooran lahayn dagaal.
• Dhalinyaradu ha u jeestaan waxbarasho, shaqo-abuur iyo horumar.
• Culimada, odayaasha iyo waxgaradku ha xoojiyaan dadaallada nabadaynta.

Soomaaliya waxay u baahan tahay gacmo dhisaya, ma aha gacmo duminaaya. Midnimadeennu waa xooggeenna, nabadduna waa furaha horumarkeenna.

🤲 Ilaahay ha inoo sugo nabadda, walaaltinimada iyo isku duubnida.

"Qabyaaladdu way kala qaybisaa, Islaamnimaduna way mideysaa." 🇸🇴

📢 OgeysiisWax yar baa ka harsan in e-buug App si rasmi ah looga helo Google Play Store. 📱La soco furitaanka app-ka cusub...
10/05/2026

📢 Ogeysiis

Wax yar baa ka harsan in e-buug App si rasmi ah looga helo Google Play Store. 📱

La soco furitaanka app-ka cusub ee maamulka deymaha casriga ah ee dukaamada Soomaaliyeed. 📒

Adduunka wuxuu isu beddelayaa Digital, waxaana muhiim ah inaan la jaanqaadno teknoolojiyadda casriga ah.

Sidee u aragtaan fikirkan cusub? 💙

02/01/2026
23/12/2025

2. Design a network in CISCO packet tracer to connect ACCOUNTS and DELIVERY departments through the following: [40 points]

a. Each department should contain at least 2 PCs.

b. Appropriate number of switches and routers should be used in the network.

c. Using the given network address 192.168.40.0, all interfaces should be configured with appropriate IP addresses, subnet mask and gateways.

d. All devices in the network should be connected using appropriate cables.

e. Test the connectivity between ACCOUNTS and DELIVERY department - PCs in DELIVERY department should be able to ping the PCs in ACCOUNTS department.

04/12/2025

Ku soo dhawaaw Al-Bashir Academy online and offline.

02/09/2025

Vlan and Trunk

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abuubakar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category