Imam Malik Dibiley
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Imam Malik Dibiley, Education, Mogadishu.
31/07/2024
Dugsiga Waxaa Uu Qaadanaayaa dhamaan Qeeybaha kala duwan Ee Waxbarashada Hoose , Dhexe & Sare , Sanad Dugsiyeedka 2024/2025 .
Waxii Faah Faahin Ah Kala xiriir :
Xarunta DIbiley - Muqdisho
0619968818
14/07/2024
Daah Furka Laanta 4aad Ee Dugsiyada Imam Malik Moqdisho
Waxaan Maalintii Jumcaha Aheeyd 13/7/2024 Xariga Laga Jarey Xaruunteena 4aad Ee Muqdisho Oo Laga Hirgiliyey Waaxda Dibiley Oo Ka Tirsan Degmada Dayniile.
Munaasadda Xarig-jarka Oo Ka Dhacdey Xaruunta Cusub Cusub Dugsiga Ayaa Waxaa Ka Soo Qeyb-galey Xubno Ka Tirsan Mamulka Gobolka Banaadir, Maamulka Mu,asasada Imam-Malik, Maamulayaasha Xaruumaha Kala Duwan, Macallimiin, Waalidiinta, Arday & Bulshada Deegaanka .
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu