Al kowther Primary School

Al kowther Primary School

Share

School-ka Al-Kowther hadafkiisa ugu weyn waa soo saarista ubadka iyo wax barasho tayeysan

29/03/2025

كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
CIID WANAAGSAN
Waxaan ugu hambalyaynayanaa Ummadda Soomaaliyeed iyo Guud ahaan muslimiinta caalamka munaasabada Ciidul Fidriga. Allaha inaga Aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aan gudanay bisha barakaysan ee Ramadaan, Bash bash iyo barwaaqo allaha inagu gaarsiiyo sanadaha soo socda.
KUWADA CIIDA CAAFIMAAD!

11/01/2025

Mid ka mid ah ardayda dhigata Al kowther Primary School iyo Al ustaad Mahad Daahir Geedi

Photos from Al kowther Primary School's post 11/01/2025

Sawiro: Waxaa Xarunta Dhexe Iskuulka Al kowther Primary School oo si habsami leh uga socdo Imtixaanka Dhexe (𝐌𝐢𝐝𝐭𝐞𝐫𝐦 𝐄𝐱𝐚𝐦) Ee sanad Dugsiyeedka 𝟐𝟎𝟐𝟰-2025.
Imtixaanka Ardayda laga qaado Waa qiimeyn iyo fahamka heerka Ardayga uu maraayo.
Dhamaan Ardayda Waxaan u rajeynaynaa Guul iyo Natiijo Wanaagsan inshaa alaah.

-2025
.

Fadlan share gareey

Photos from Al kowther Primary School's post 01/09/2024

Daahfurka Sanad dugsiyeedka 2024_2025 ayaa ka dhacay xarunta Degmada Al kowther taasoo ay isugu timid qeybaha kaladuwan ee bulshada sida maamulka, macalimiinta, ardada, Al kowther Primary School , waalidiinta iyo marti sharaf kale.

31/08/2024

Maanta, 31/8/2024, Maalin Sabti ah waxaa dib inoogu bilaabmay Daraasaadkii Dugsiga Al kowther Primary School, Sanad dugsiyeedka 2024-2025.
Guul ayaan u rejeyneynaa dhammaan Ardayada.

.

09/06/2024

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun dhamaan macalimiinta ardada Al kowther Primary School waxan tacsi tiraanya leh u direyna qoyska u ka baxay Sayid Cali Maxamed Cabdulle oo ka mid ahaa ardada dhigata school-ka Al kowther oo cawa ku geeriyooday D. Al kowther ka dib marki uu ku dhacay ceel biyood

01/06/2024
Photos from Al kowther Primary School's post 01/06/2024

Sawiro: Waxaa Xarunta Dhexe ee Iskuulka Al kowther Primary School si habsami leh ugu socdo Imtixaanka school-ka (Final-Exam) Ee sanad Dugsiyeedka 𝟐𝟎𝟐𝟯-𝟐𝟎𝟐𝟰.
Waxa daah furay Gudomiyaha dhalinyarada beesha ciise harti Mr Mahad Qoslaye
Imtixaanka Ardayda laga qaado Waa qiimeyn iyo fahamka heerka Ardayga uu maraayo.

Dhamaan Ardayda Waxaan u rajeynaynaa Guul iyo Natiijo Wanaagsan inshaa alaah.

-𝟐𝟎𝟐𝟰
.

Fadlan share gareey

25/03/2024

Waa tartan cilimeedkii Al kowther Primary School waxa ku tar tamay fasalka 4aad iyo fasalka 3aad waxayna guusha raacday fasalka 3aad
Dhamaan waxan idin rajeyneyna guul iyo gobanimo

05/03/2024

Ambaqaadka geediga sida owrta loo raro
Heesaha u gaarka waxa lagu aloola magac
eebahey iyo adin iyo af wada jira.
Al kowther Primary School

19/02/2024

Doqon lagu qasaaraa dib u qoomameyse
Ardayahay dadkiiniyo walidkiin ha diirsado
Calanka dushiiniyo dalku waydin sugayaa
Al kowther Primary School

18/02/2024

Halkaan waa page-ka rasmiga ah ee Schoolka Al kowther Primary School fadlan nagu so biir mahadsanid

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Mogadishu