Jobkey University Somalia

Call Directions Website Contact the school

Jobkey University Somalia Jobkey University offers Diploma, Bachelor, Postgraduate full time, Part time and Online systems. Its motto states, 'Success Starts Here'.[2]
(307)

Jaamacadda Jobkey or Jobkey University (JU), founded in 2011, is a university located in Somalia with its main campus in Mogadishu, Somalia's capital city.[1] It is a chartered university and is approved by the Somali Federal Government and the Ministry of Higher Education and Culture.

Jobkey University Online Center
30/09/2026

Jobkey University Online Center

Waxaa weli si wanaagsan nooga socda diiwaan gelinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2026/2027.arday fara badan iska diiwaan gelisey jaamacada kuwaas oo ka faadeystey deeqda waxbarsho ee jaamacada. Hadaba si deg deg ah u gaar xarumaha Kala duwan ee jaamacada

OGEYSIIS DIIWAANGELINJaamacadda Jobkey waxay ogeysiinaysaa dhammaan ardayda danaynaysa barashada Beeraha iyo Xannaanada ...
30/09/2026

OGEYSIIS DIIWAANGELIN

Jaamacadda Jobkey waxay ogeysiinaysaa dhammaan ardayda danaynaysa barashada Beeraha iyo Xannaanada Xoolaha in diiwaangelinta ardayda cusub ee Sanad Dugsiyeedka 2026/2027 ay socoto.

FACULTY OF AGRICULTURE & VETERINARY

Kulliyaddu waxay ardayda siinaysaa waxbarasho ku saabsan beeraha, wax-soo-saarka cuntada, xannaanada iyo caafimaadka xoolaha, iyo horumarinta khayraadka dabiiciga ah.

Diiwaangelintu way socotaa.

Distance Learning : 0617600010
Taleex Campus. :0612715578
SuuqbacaadCampus: 0612715575
Public Relations. : 0612715587
Postgraduate Office :0616928888 [email protected] www.jobkey.edu.so

JOBKEY UNIVERSITY
Success Starts Here!

Jobkey University Online Center
29/09/2026

Jobkey University Online Center

Waxaa si wanaagsan nooga socda diiwaan gelinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2026/2027. Waxaa mashquul ah xarumaha jaamacada ee ku Kala yaalo magaalada muqdisho iyo goboloda dalka. Sidoo kale waxaa ardayda iska diiwaan gelinayaan Jobkey University Online Center hadaba nagu soo biir maanta si aad u guuleeysato berito

Jobkey University Online Center
29/09/2026

Jobkey University Online Center

Diiwaan gelinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2026/2027 ayaa si dar dar leh ugu socotaa xaruumaha jaamacad Jobkey University Somalia waxaana maalin kasto soo booqda arday fara badan kuwaas oo rabo in ay ka faaideystaan deeqda waxbarsho ee jaamacada Jobkey

OGEYSIIS DIIWAANGELINJaamacadda Jobkey waxay ogeysiinaysaa dhammaan ardayda danaynaysa barashada culuumta caafimaadka in...
29/09/2026

OGEYSIIS DIIWAANGELIN

Jaamacadda Jobkey waxay ogeysiinaysaa dhammaan ardayda danaynaysa barashada culuumta caafimaadka in diiwaangelinta ardayda cusub ee Sanad Dugsiyeedka 2026/2027 ay si rasmi ah u socoto.

Faculty of Medicine and Health Sciences waxaa laga heli karaa takhasusyada:

Medicine & Surgery Clinical Medicine Nursing Public Health Medical Laboratory Science Nutrition & Dietetics Midwifery

Haddii aad doonayso inaad mustaqbalkaaga ka dhisato xirfadaha caafimaadka, hadda waa waqtigii aad bilaabi lahayd.

Diiwaangelintu way socotaa. Booqo xarumaha Jaamacadda Jobkey ama la xiriir Admissions Office.

0617600010 / 0612715578 [email protected].
www.jobkey.edu.so

JOBKEY UNIVERSITY
Success Starts Here!

HAMBALYO IYO BOGAADINMaamulka Jaamacadda Jobkey wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mudane Omar Abdullah Mohamed, Agaa...
26/09/2026

HAMBALYO IYO BOGAADIN

Maamulka Jaamacadda Jobkey wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mudane Omar Abdullah Mohamed, Agaasimaha Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed, munaasabadda magacaabistiisa iyo ka mid noqoshadiisa Golaha Sare ee Machadka Sare ee Arrimaha Sharciga.

Maamulka Jaamacaddu wuxuu Mudane Omar u rajeynayaa guul iyo horumar, isagoo xilkan cusub uga rajeynaya inuu aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa uga faa’iideeyo horumarinta waxbarashada sare iyo arrimaha sharciga ee dalka.

Maamulka Jaamacadda Jobkey
Success Starts Here!

24/09/2026

MAHADCELIN IYO BOGAADIN

Guddoomiyaha Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Abdinasir Salad Mohamud, ayaa uga mahadceliyay Maamulka Jaamacadda Jobkey deeqaha waxbarasho ee Jaamacaddu ugu talagashay macallimiinta iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed.

Guddoomiyuhu wuxuu bogaadiyay dadaalka Jaamacadda Jobkey ee horumarinta waxbarashada, taageeridda macallimiinta iyo sare u qaadidda aqoonta iyo xirfadaha bahda waxbarashada.

Jobkey University Somalia
Success Starts Here!

24/09/2026

MAHADCELIN IYO BOGAADIN

Guddoomiyaha Degmada Hodan, Mudane Ali Ahmed Farah (Ali Fahle), ayaa uga mahadceliyay Maamulka Jaamacadda Jobkey deeqda waxbarasho ee Jaamacaddu gaarsiisay Degmada Hodan, taas oo loogu talagalay ardayda iyo dhalinyarada degmada.

Guddoomiyuhu wuxuu bogaadiyay dadaalka Jaamacadda Jobkey ee taageeridda waxbarashada iyo ballaarinta fursadaha waxbarasho ee bulshada.

Jobkey University Somalia
Success Starts Here!

23/09/2026

MAHADCELIN IYO DEEQ-WAXBARASHO

Zakaria Yusuf, oo ka mid ah ardayda ka soo qalin-jabisay Iskuulka Al-Yasir ee Degmada Afgooye, ayaa uga mahadceliyay Jaamacadda Jobkey soo dhaweynta wanaagsan iyo deeqda waxbarasho ee uu ka helay Jaamacadda.

Zakaria wuxuu muujiyay farxaddiisa ku aaddan fursaddan waxbarasho, isaga oo rajeynaya inuu ka faa’iideysto waxbarashada Jaamacadda Jobkey si uu u gaaro himiladiisa mustaqbalka.

Jaamacadda Jobkey waxay sii waddaa taageeridda ardayda Soomaaliyeed iyo abuurista fursado waxbarasho oo ay ku gaaraan heer Jaamacadeed.

Jobkey University
Success Starts Here!

🎓 DIIWAANGELINTA ARDAYDA CUSUB WELI WAY SOCOTAA!Jaamacadda Jobkey waxay dhammaan ardayda danaynaysa waxbarashada Jaamaca...
22/09/2026

🎓 DIIWAANGELINTA ARDAYDA CUSUB WELI WAY SOCOTAA!

Jaamacadda Jobkey waxay dhammaan ardayda danaynaysa waxbarashada Jaamacadeed ogeysiinaysaa in diiwaangelinta iyo qaadashada ardayda cusub ee Sanad Dugsiyeedka 2026/2027 ay wali socoto.

Waxaad dooran kartaa habka waxbarasho ee kugu habboon:
• Full-Time
• Part-Time
• Online Learning

Waxaa sidoo kale jira Deeqo Waxbarasho oo loogu talagalay ardayda buuxisa shuruudaha.

Ha seegin fursaddaada. Isdiiwaangeli maanta oo ka mid noqo ardayda cusub ee Jobkey University.

📞 0617600010 / 0612715578
🌐 www.jobkey.edu.so
📧 [email protected]

JOBKEY UNIVERSITY
Success Starts Here!

Address

Tarbuunka
Mogadishu
25266

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jobkey University Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Jobkey University Somalia:

Shortcuts

Share