Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Al-nahda

Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Al-nahda

Share

HOYGA WAXBARASHADA IYO BARBAARINTA

Photos from Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Al-nahda's post 04/12/2025

Waxaan halkaan hambalyo iyo boogaadin ugu diraynaa ardaydii kaalamaha 1aad ka galay fasaladooda fasalka 8aad ilaa fasalka 12aad ee dugsiga sare . Waxaana maamulka Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Al-nahda gudoonsiiyay abaal marino , si ay horay ugu sii wataan dadaalka ay hayaan .
Gabdhoow, horay u socda!
Guulihiinna ha noqdaan bilowga mustaqbal ifaya.
Waxaan idin leenahay : Hambalyo, hambalyo, hambalyo! 🌟📚💐

22/11/2025

Beri oo axad ah Waa fasax 23-11-2025
Waxaa dib loo soo laabanaa
Isniinta 24-11-2025

Photos from Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Al-nahda's post 22/11/2025

Hambalyo Hambalyo hambalyo
Dhamaan macalimiinta soomaaliyeed gaar ahaan macalimiinta Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Al-nahda
Munaasabada Xuska 21-November.. maadama macalinka qiimihiisa aan la soo koobi karin
Waxaan leenahay hambalyo….. wali waxaan ku jirnaa Xuska macalinka soomaaliyeed ….
Sidaas daraadeeda dhamaan ardayda , waalidiinta iyo shaqaalaha dugsi waxaan leenahay beri oo ah Axad taariikhdu ku beegantahay
23-November-2025 Waa inoo fasax Waxaa dib loo furayaa Isniinta 24-November-2025

Photos from Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Al-nahda's post 17/09/2025

Microscope-ka waa saaxiib muhiim u ah waxbarashada sayniska. 🔬📚
Ardayda fasalka 5aad ee Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Al-nahda waxay maanta barteen in qalabkan yar uu furo indhaha aqoonta, laguna arko dunida qarsoon ee jeermisyada iyo noolaha kale aan indhaha lagu arki karin.

Waxbarashadu waa iftiin, qalabkuna waa jidka lagu gaaro iftiinka aqoonta. ✨
📝 ‘Qalab la’aan aqoontu waa aragti aan muuqaal lahayn, qalab lehna waa aragti nolosha iftiimisa.’

16/08/2025

HADALJEEDINTA MAAMULAHA DUGSIGA EE XAFLADDA DUFCADII 17AAD EE LA-NAHDA SCHOOL KA QALINJEBISEY.2024/2025

Photos from Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Al-nahda's post 15/08/2025



ee
Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Al-nahda

Ilqabad production

Photos from Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Al-nahda's post 15/08/2025



ee
Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Al-nahda

Ilqabad production

Photos from Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Al-nahda's post 14/08/2025



ee
Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Al-nahda

Ilqabad production

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Odweyne
Mogadishu