28/01/2026
Hambalyo dhamaan ardayda daafacatay buugoda qalin jabinta ee jamacada qaasatay ardayda kuliyada dhaqaalaha iyo maamulka ee jamacada City University of Mogadishu
Knowledge is Light! The programs at the School of Business & Economics are committed to providing students with a competitive edge in the job market.
With a focus on innovation, excellence, and relevance, the programs aim to produce graduates that are prepared to face the challenges of the ever-evolving business landscape
(CUSE) is one of the leading economics department in Somalia, melding instruction and research to impart our students. And deals with a great variety of other complex issues of vital concern to society. It provides a thorough
28/01/2026
Hambalyo dhamaan ardayda daafacatay buugoda qalin jabinta ee jamacada qaasatay ardayda kuliyada dhaqaalaha iyo maamulka ee jamacada City University of Mogadishu
24/01/2026
Capstone project day
Hambalyo Hambalyo Najiib Mohamed Ibraahim, oo kamid ah ardayda kuliyada dhaqaalaha ee City University of Mogadishu
04/12/2025
𝐃𝐚𝐣𝐜𝐢 𝐜𝐮𝐩 𝟐𝟎𝟐𝟓
Natiijada Ciyaarta Koowaad ee Maanta
Kulankii ugu horreeyay ee maanta dhacay waxaa guusha heshay Kulliyadda 𝐜𝐨𝐥𝐥𝐞𝐠𝐞 𝐨𝐟 𝐛𝐮𝐬𝐢𝐧𝐞𝐬𝐬 𝐚𝐧𝐝 𝐚𝐝𝐦𝐢𝐧𝐢𝐬𝐭𝐫𝐚𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐬𝐜𝐢𝐞𝐧𝐜𝐞𝐬, kadib markii ay kaga adkaadeen kooxda 𝐅𝐨𝐮𝐧𝐝𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐁 ciyaar aad u xamaasad badan.
04/12/2025
Halyey
04/12/2025
Guulo badan baan ika sugayaa
NATIIJADA KULANKII KOOWAAD EE MAANTA
Kulliyadda Ganacsiga & Culuumta Maamulka, ayaa guul ka gaartay dhiggooda Foundation B.
21/11/2025
𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐗𝐮𝐬𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 – 𝟐𝟏-𝐤𝐚 𝐍𝐨𝐟𝐞𝐞𝐦𝐛𝐚𝐫
Macalinka Soomaaliyeed waa laf-dhabarta bulshada, waa halyeey u soo dhabar adeegay xiliyo ay jireen daruufo adag, waa soo saare iyo kobciye ubax badan oo guuleystay.
Waxaan fursaddaan uga faaideysaneena inaan hambalyo iyo mahadcelin u dirno macalinka Soomaaliyeed.
28/04/2025
Kulliyadda Ganacsiga & Dhaqaalaha — Takhasuska Dhaqaalaha ee Jaamacadda City Muqdisho ayaa si xirfadeysan u soo diyaarisay falanqayn qoto dheer oo ku saabsan laba ka mid ah warshadaha ugu muhiimsan ee door weyn ku leh dhaqaalaha Soomaaliya: Warshadaha Cunnada iyo Warshadaha Korontada.
𝐖𝐚𝐫𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐂𝐮𝐧𝐧𝐚𝐝𝐚:
Ardaydu waxay sameeyeen falanqeyn dheer oo ay ku muujiyeen in fursado badan ay ka jiraan beeraleyda, kalluumaysiga, farsamaynta cunnada, iyo suuqyada gudaha iyo dibedda. Sidoo kale, waxay xuseen in caqabadaha jira ay u baahan yihiin xalal waara si loo horumariyo wax-soo-saarka cunnada ee dalka.
𝐖𝐚𝐫𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐊𝐨𝐫𝐨𝐧𝐭𝐚𝐝𝐚:
Ardaydu waxay sidoo kale falanqeeyeen in fursad weyn ay ka jirto dhinaca tamarta cadceedda iyo baahida sare ee bulshada Soomaaliyeed ee koronto tayo leh. Waxaa la adkeeyey baahida loo qabo maalgelin, sharciyeyn, iyo horumarinta kaabayaasha si loo gaaro adeeg koronto oo hufan oo la isku halleyn karo.
🌟 Waxaan aaminsanahay in horumarinta warshadahaan ay fure u tahay koboca dhaqaalaha, shaqo-abuurka, iyo tayaynta nolosha bulshada Soomaaliyeed.
City University Of Mogadishu College Of Business & Economics
City University of Mogadishu
27/04/2025
Kuliyada Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ee Jamacada City University of Mogadishu ayaa soo qaban qaabisay Bandhigyada Qorshayaasha Ganacsi kaas oo ay ka qayb galeen Qaarkamid ah ardayad Kuliyadda dhigata
Kusoo biir si aad oga faa'iidaysato fikradaha Ganacsi
City University Of Mogadishu College Of Business & Economics
18/12/2024
Ardayda wax ka barata Kuliyadda Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ayaa sameeyey Bandhigyo iyo Doodo muhiim ah oo ku saabsan dhaqaalaha Soomaaliya. bandhigaas waxaa diiradda lagu saaray qodobbadan muhiimka ah:
✅ GDP-ga Soomaaliya:
Waa maxay tirada guud ee dhaqaalaha dalka? Sidee ayuu koboca dhaqaalaha Soomaaliya u socdaa sanadkan?
✅ Ganacsiga Caalamiga ah:
Maxay yihiin badeecooyinka ugu waaweyn ee Soomaaliya dhoofiso? Dalkee ayay Soomaaliya ka keensataa badeecooyinka ugu badan?
✅ Heshiisyada Dhaqaalaha ee 2024:
Waa maxay heshiisyada waaweyn ee Soomaaliya saxiixday sanadkan? Sidee ayay uga qayb qaadanayaan horumarinta dhaqaalaha dalka?
Bandhiga waxaa sidoo kale ka soo qaybgalay maamulka jaamacadda, kuwaas oo talooyin wax ku ool ah ku biiriyey si loo xoojiyo fahamka iyo aragtida ardayda ee dhaqaalaha Soomaaliya.
Kusoo biir doodda! Fikradahaaga iyo talooyinkaaga hoos noogu reeb.
08/08/2024
Hambalyo........................................Hambalyo
Waxaan farxada hambalyada la qaybsanaynaa Ardayda ka qalin baddelatay kulliyadaha kala aha BA In Business and BSc In Economics waxaad bixiseen waqti iyo dadaal maanta ayaa guushiina gaarteen
Waxaan idiin rajaynaynaa in aad waxbadan ku tartaan dadkiina iyo dalkiina guuleeysta City University Of Mogadishu College Of Business & Economics
04/08/2024
Kaliya 6 Maalin ayaa ka hartay Xafladda Qalijabinta ee Jaamacadda City.
Class of 2024.
| Thursday | 07:00 - 19:00 |
| Friday | 19:00 - 05:00 |