Timir Primary and Secondary School

Timir Primary and Secondary School

Share

KUSOO DHAWOOW ISKUULKA HOOSE, DHEXE IYO SARE EE TIMIR Ku soo dhawaada bogga rasmiga ah ee Timir Primary and Secondary School.

Waxaan nahay Dugsi Hoose, Dhexe, iyo Sare oo bixiya waxbarasho tayo sare leh, isla markaana diiradda saaro kobcinta aqoonta, akhlaaqda, iyo horumarka ardayda Soomaaliyeed.

24/10/2025

Waa Doorashadii ugu horeysay ee Midowga ardayda Dugsiga Timir.

29/06/2025

Waa da'yar tahay, balse wadaniyaddeedu waa weyn tahay ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ

26/06/2025

Sareeyow ma nusqaamow, aan siduu yahay eegne ee, kaana siib kanna saar๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ๐Ÿ’ช

26/06/2025

Ubixii Dalka, Ardaynimo, waddaniyadnimo iyo Cawaale oo curtay 26 June 1960 ayuu kulansaday sawirkan ee 1K โค๏ธ iyo 1K Share ku sharfa ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

19/06/2025

Gabar wax baratay, waa hooyo ummad dhista.

13/06/2025

Celebration of Grade 8 after National Examination

06/06/2025

Ciid Wanaagsan Dhammaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyaynaynaa munaasabadda Ciidul Adxaa Farxad ku ciida.

Photos from Timir Primary and Secondary School's post 05/06/2025

Last examination of Grade 8

01/06/2025

Hambalyo Fasalka 8aad oo noqday champion ๐Ÿ† of academic year 2024-2025

26/08/2024

Waxaa Furan Qabashada Ardayda Cusub.
(๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐ง๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐›, ๐’๐š๐ง๐š๐ ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“)

02/02/2024

WARGALIN:

๐——๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐—ฎ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎr๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ Timir Primary & Secondary School ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—ฎ๐˜† ๐—ฑ๐—ถ๐—ฏ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜‚ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ผ ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฟ๐—ถ ๐—ผ๐—ผ ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐˜๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐Ÿฌ๐Ÿฏ/๐Ÿฌ๐Ÿฎ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฒ ๐—ถ๐—ฑ๐—บ๐—ผ.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Deynile
Mogadishu
545555