Al Nasri Online Holly Quran and Sharia

Al Nasri Online Holly Quran and Sharia

Share

Online Quran and Sharia

02/03/2024

Kusoo dhawow Al Nasri Online Holly Quran and Sharia

23/01/2020

Waxa socota isdiiwaan galinta koorsada barashada kombuyuutarka (computer) xiliga khamiista iyo jimcaha subaxii ee fadlan horay ugaar xarunta SOMTAC si aad isku diiwaangaliso.

ama wac 0615509820 - 850012

19/01/2020

Ogeysiis

dhamaan ardada jecel Barasha komubuyuutarka iyo Dadka shaqeeya waxaa la ogeysiinayaa in SOMTAC ay bilaabayso koorso cusub oo lagu baran doono Computerka taasoo laqaban doono:
🎯Khamiista iyo Jimcaha
📅23 January 2020
⏰04:00 - 06:00 PM

hada isdiiwaan galintuwaxa ay kasocotaa xarunta dhexe ee SOMTAC oo kutaal:
➡️Degmada Hodan
⤵️Wadada Taleex
🏘Kasoo horjeedka idaacada Danan

wixii faah faahin ah laxariir telfoonada hoos kuqoran
📱0615509820 - 0616202722
☎️850012.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Makkah Al Mukaramah
Mogadishu
442