Buruuj Technical Secondary School

Buruuj Technical Secondary School Dugsiga Sare ee Farsamada Gacanta Buruuj waa Dugsi lagu barto culuumta farsamada gacanta.

๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐…๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐†๐š๐œ๐š๐ง๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ฃ waxa uu Furay Qaadashada Ardayda Cusub ee Barnaamijka Tababarka Xirfadlaha ah Q...
16/06/2026

๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐…๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐†๐š๐œ๐š๐ง๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ฃ waxa uu Furay Qaadashada Ardayda Cusub ee Barnaamijka Tababarka Xirfadlaha ah Qaybtiisa PartTime-ka ๐ˆ๐ง๐ญ๐š๐ค๐ž August ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.
Wixii faahfaahin ah fadlan booqo xaruunta Isdiiwaangelinta Dugsiga oo ku taalla Mumtaaz Mall(Kasoo horjeedka Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed), Degmada Hodan, ama xarunta dhexe oo ku taalla Kalkaal, Tareedisho, Muqdisho ama wac ๐Ÿ–๐Ÿ“๐Ÿ‘๐Ÿ•๐Ÿ”๐Ÿ• / ๐Ÿ”๐Ÿ ๐Ÿ‘๐Ÿ”๐Ÿ•๐Ÿ’๐Ÿ“๐Ÿ–๐Ÿ“/ ๐Ÿ–๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ’๐Ÿ—.

Waxaa shalay o ay taarikhdu ahayd 13-06-2026 u bilowday ardada Dugsiga Sare Ee Buruuj imtixaanka k**a dambeysta ah ee Sa...
14/06/2026

Waxaa shalay o ay taarikhdu ahayd 13-06-2026 u bilowday ardada Dugsiga Sare Ee Buruuj imtixaanka k**a dambeysta ah ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026.

๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐ kooban oo aan ku sogootinay ardadeena Fasallada ๐…๐จ๐ซ๐ฆ ๐…๐จ๐ฎ๐ซ ee sanad dugsiyeedka  ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ayaan saakay kuqaba...
03/06/2026

๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐ kooban oo aan ku sogootinay ardadeena Fasallada ๐…๐จ๐ซ๐ฆ ๐…๐จ๐ฎ๐ซ ee sanad dugsiyeedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ayaan saakay kuqabanay xarunta Dugsiga Buruuj. Maamulka, Macalimiinta, Ardada dugsiga, iyo dhammaan hawlwadeenada waxa ay u rajeeyeen ardada ๐…๐จ๐ซ๐ฆ๐ˆ๐• inay guul kasoohooyaan ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ee kusoo fooda leh Insha๐€๐ฅ๐ฅ๐š๐ก.

Munaasabada Ciida Carafa awadeed waxaan umadda Soomaliyeed lawadaageynaa Farxadda iyo Hambalyada Ciida Carafa. Kuciida c...
26/05/2026

Munaasabada Ciida Carafa awadeed waxaan umadda Soomaliyeed lawadaageynaa Farxadda iyo Hambalyada Ciida Carafa. Kuciida caafimaadsan.

25/05/2026

Arday dhigata qeebta mekaanikada ee dugsiga sare Fasalka FormII-Mechanic oo sameyneyan dayactirka Dahaarka iyo Rinjiyenta gaadiidka (Car body repair and painting).

Fursad Deeq waxbarasho, Tababarkan oo lagu barandoono Tamarta lacusbooneysiin karo ahna xirfadda Solar Systemka ayaa wax...
16/05/2026

Fursad Deeq waxbarasho, Tababarkan oo lagu barandoono Tamarta lacusbooneysiin karo ahna xirfadda Solar Systemka ayaa waxa ladhiirigelinaya inay soocodsadaan gabdho u heellan barashada Xirfadaas, si aad u hesho faahfaahin dheeri ah soo booqo xarunteena dhexe ee dugsiga buruuj treedishe(Km13) ama wac telefan number whatsapp +252 770608566.

11/05/2026

Waa arday Dugsi Sare fasalka FormIII-Computer ah oo soo bandhigaya SystemTravel Agency online ah.

07/05/2026

Waa arday Dugsi Sare fasalka FormIII-Computer ah oo soo bandhigaya System maqaaxi online ah.

28/04/2026

Muuqaalka guud ee Dugsiga Buruuj Xilli roobaadka.

Waxaa shalay o ay taarikhdu ahayd 18-04-2026 u bilowday ardada Dugsiga Sare Ee Buruuj imtixaanka Termka 3aad ee Sanad Du...
19/04/2026

Waxaa shalay o ay taarikhdu ahayd 18-04-2026 u bilowday ardada Dugsiga Sare Ee Buruuj imtixaanka Termka 3aad ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026.

Address

KM13
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:30 - 17:00
Friday 07:30 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00

Telephone

+252613674585

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Buruuj Technical Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Buruuj Technical Secondary School:

Shortcuts

Share

Category