Fire competitionπ₯
Al-xikma institute of learning languages and scientific subjects
~Al-xikma institute waa fududeeyaha aqoonta jiilka soo kobcaya.
21/11/2025
Waxaan u hambalyaynaynaa dhamaan πππππ₯π’π¦π’π’π§ππ ππ¨π¨π¦πππ₯π’π²πππ meel kasta oo ay joogaan munaasabada π¦πππ₯π’π§ππ πππππ₯π’π§π€π ππ¨π¨π¦πππ₯π’π²πππ ππ πππ€π ππ¨π―ππ¦πππ«.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo πΈπ΄πππ
-Xikma
08/08/2025
Admission is open now
Welcome to Al-xikma institute of learning languages and scientific subjects
30/06/2025
Hambalyo dhammaan Umadda Soomaaliyeed Munaasabadda 1-da Luulyo ee sannad guurada 65-aad ee xorriyadda iyo midnimada Ummadda Soomaaliyeed.
Al-xikma institute of learning languages and scientific subjects
25/06/2025
26/JUNE/1960
Maalinta xorriyada umadda soomaaliyeed
Hambalyo πΈπ΄
Al-xikma institute of learning languages and scientific subjects
09/06/2025
Maanta oo ah 9-ka June 2025, waxaa si rasmi ah u bilaabanaya Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad.
Waxaan u rajeyneynaa dhammaan ardayda inay helaan guul weyn, dadaalkoodii iyo juhdigii ay muujiyeen intii ay wax baranayeen, ha noqoto mid miro dhal ah!
Guul iyo guul ayaan idiin rajeyneynaa β Ilaahay ha idiin fududeeyo imtixaanka! π€²π
Al-xikma institute of learning languages and scientific subjects
07/06/2025
Sawirada xafladda sanad guuradii 1aad ee ka so wareegatay aas-aaska iskuulka Al-xikma institute of learning languages and scientific subjects
05/06/2025
Ciid wngsan sxpyaal alle cfmd nabad iyo badhaabdhe ha inagu gaarsiiyo ciidan ciideeda kale insha allah
Markle ciid Mubarak join πAl-xikma institute of learning languages and scientific subjects
Dhamaan maamulka, macalimiinta iyo ardayda waxay halkaan hambalyo qalinjebin farxadeed oon lasoo koobi karin ugu dirayaan ustad Miqdaawi Abdirahman
Dadaal dheer kadib dhameeyay waxbarashadaπ heerka 1aad ee Bachelor degree kana qaatay jaamacada Mogadishu University Ψ¬Ψ§Ω
ΨΉΨ© Ω
ΩΨ―ΩΨ΄Ω
Allaha Ha kugu anfaco cilmigaad baratay waxaan ku rajaynaynaa hormar wcn io guula badan iyo inaad halkaas kasii wado safarkaga waxbarasho insha.allh congratulations πππ
15/05/2025
Jimca wanagsan β£οΈ
Al-xikma institute of learning languages and scientific subjects
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Dagmada Hodan/Horyaal Hospital/Liibaan Yare Shop
Mogadishu