11/09/2026
Fursad shaqo macallinimo oo deg deg ah
Waxaan u baahanahay Bare dhigi kara maadooyinka kala ah:-
1. Math
2. Physics
SHURUUDAHA:-
1) Inuu shahaado jaamcadeed haysto.
2) Inuu barahu leeyahay khibrad shaqo 2 - 3 sano ah.
4) In uu diyaar u yahay in uu maro imtixaan tijaabo ah.
5) In uu shaqayn karo full-time ( 5 beri).
6) Xilliga shaqada waa gelinka h**e (Subax).
Fadlan kala xariir wixii Faahfaahin Numberka Tell: +252612852244
F.G:- Iskuulka waxa uu ku yaalaa
Degmada Howlwadag gaar ahaan xaafada Masjidka Nasru diin dhabarka danbe ee Hotel Peace.