Hadraawi primary&secondary school

Hadraawi primary&secondary school

Share

High School

22/08/2026

Waxaa manta si rasmi ufurmay sanad-dugsiyeedka cusub ee 2026-2027
Allaha noogu dhameeyo si guul Ah
Insha Allah


22/08/2026

Arday cusub bugaag cusub fasalo cusub uniform cusub sanad dugsiyeed kale OO cusub Alx maanta ayaa si rasmi ah Iskuulka loo furay Allow noobarakey sanadkan si guul leh noogu soodhamey

21/08/2026

𝐊𝐚 𝐝𝐒𝐛 𝐟𝐚𝐬𝐚𝐱 𝐝𝐑𝐞𝐞𝐫 𝐒𝐲𝐨 𝐧𝐚𝐬𝐚𝐬𝐑𝐨 π›πšππšπ§, waxaynu ku faraxsannahay inaan halkaan ku shaacino in π’πšπ›π­π’ππš 22-𝐀𝐚 August uu si rasmi ah u bilaaban doono duruusta ee sanad waxbarasheedka cusub πŸπŸŽπŸπŸ”-2027πŸŽ“πŸ“š

πŸ‘‰ Hoos uga wac saaxiibkaa/saaxiibadaa fasalka oo fasaxa idinkala mashquuliyay, si ay uga baxaan β€œπ¦π¨π¨π-𝐀𝐚 𝐟𝐚𝐬𝐚𝐱𝐚.β€πŸ˜…β˜•

21/08/2026

Jimca Wanaagsan dhammaan
Ψ¬Ω…ΨΉΨ© Ω…Ψ¨Ψ§Ψ±Ωƒ
Bahda ku xiran dugsiga Hadraawi

21/08/2026

1 maalin OO KALIYA AYAA KA DHIMAN FURITAANKA DUGSIGA Hadraawi
Dugsiga Hadraawi wuxuu si weyn ugu diyaar-garoobay furitaanka sannad-dugsiyeedka cusub ee 2026/2027.

20/08/2026

Diyaar garow wacan ardaydeena waa inoo sabti iyo bog cusub uniform cusub sanadka cusub
Allow nabad noogu dhameey


19/08/2026

Furitaanka Schoolka Waxaa ka harsan 3 maalin
La socod wanaagsan Dhamaan ardayda iyo Waalidiinta sharafta Badan.

19/08/2026

Dhammaan ardayda iyo waalidiinta Hadraawi Primary &secondary school, waxaan idiin xasuusineynaa in ku dhagganaanta iyo mideynta Uniform-ka (dareeska dugsiga) ay tahay wax waajib ku ah dhammaan ardayda.

Mideynta muuqalka dugsiga waxay dhiirrigelisaa nidaamyada, isku duubnida, iyo sinaanta dhammaan ardayda dhexdeeda. Fadlan ka dhiidhiya inaad ilaalisaan xeerarka iyo hab-raaca uniform-ka dugsiga maalin kasta.
wadajir ayaynu ku gaari karnaa jawi waxbarasho oo edeb iyo nidaam leh! ✨

-kaDugsiga

19/08/2026

πŸ“’ OGEYSIIS
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda Hadraawi primary &secondary Schools iyo waalidiintooda in laga bilaabo hadda, dharka rasmiga ah ee gabdhaha uu yahay kan ay ku taal calaamadda cagaaran (βœ”οΈ) ee sawirka ku xusan.
Dharka ay ku yaallaan calaamadaha casaanka (❌) lama oggolaan doono.
Fadlan ku dadaala inaad raacdaan xeerka cusub ee labiska iskuulka. Mahadsanidiin.






15/08/2026

Dhamaan Bulshada ku dhaqan Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargalinayaa in iskuulka Hadraawi Primary And Secondary School oo aad horay uga barateen waxbarasho tayo leh in uu bilaabay Diiwaan Gelinta ardeyda cusub Sanad Dugsiyeedka 2026-2027
Ardeyda laqaadanayo waxa ay isugu jiraan biloow ,dhexdhexaad,dhameeystir.
Wixii faah faahin ah Fadlan booqo xarunta iskuulka Hadraawi oo kuyaala deg:yaaqshiid xaafada Towfiiq ama la xiriir taleefanka hoos ku qoran.


πŸ‡ΈπŸ‡΄

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu