Aqoon Kaab Academy School

Aqoon Kaab Academy School kuso dhawaw iskulka aqoon Kaab Academy

18/08/2024

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB ee dowlada hoose ee xamar ayaa maanta shaaciyay natiijada imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiyada gobolka banaadir kaas oo ay sanadkaan u fariisteen arday gaareyso 34,792 arday oo isku jiraan gabdho iyo wiilal
Waxaa gudubtay 32,689 arday waxaan haray 2,103 arday

Agaasinka waxbarshadda gobolka banaadir ayaa  sheegay in lashaacin dhoono natiijada imtixaanka faslka 8aad 18.8.2024 Wax...
17/08/2024

Agaasinka waxbarshadda gobolka banaadir ayaa sheegay in lashaacin dhoono natiijada imtixaanka faslka 8aad 18.8.2024
Waxaan leeyahay ilaahey ha u saqiro ardayda soomaaliyeed

Allh unaxariisto caalimkii  weynaa ee soomaaliyeed sh. Cismaan xiddig .Bahda wax barshada iyo macalimiinta  Aqoon Kaab A...
20/07/2024

Allh unaxariisto caalimkii weynaa ee soomaaliyeed sh. Cismaan xiddig .
Bahda wax barshada iyo macalimiinta Aqoon Kaab Academy School waxa ay ugu tacsiyeynayaa qoyska iyo qaraabada iyo culumada iyo guud ahaan bulshada soomaaliyeed meel kasto oo ay joogaan
Geerida rabbi naxariista janno ha siiyo caalimka weynaa sh.cismaan xiddig oo xalay ku geeriyooday magaalada muqdisho ee soomaliya

Waxaan halkaan ugu hambalyenayaa  ummadda muslimiinta meel kasto  oo ay ka joogaa  dhalshada sandka cusub ee hijriga ah ...
07/07/2024

Waxaan halkaan ugu hambalyenayaa ummadda muslimiinta meel kasto oo ay ka joogaa dhalshada sandka cusub ee hijriga ah ee 1446 gaar ahaan ummadda soomaaliyeed iyo bahda guud ee waxbarshada

22/06/2024

Ra'iisul wazaare xamze cabdi ayaa maanta oo ay taarikhdu ay ku beegantahay 22/6/2024 furay imtixaan dugsiga sare ee fasalka 12aad ๐Ÿซ๐Ÿ“–๐Ÿ“š

ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ูˆุตุญู‡ ูˆุณู„ุงู…ุฉ ูˆุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูŠุงุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู† Dhamaan umada muslimiinta mee...
15/06/2024

ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ูˆุตุญู‡ ูˆุณู„ุงู…ุฉ ูˆุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ูŠุงุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู†
Dhamaan umada muslimiinta meel kasto ay joogan waxan ugu hambalyeynayaa munaasabada idul 'Adha waxaan nii leenahay
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ•‹๐Ÿ•Œ๐Ÿซ

1maalin oo kaliya ayaa ka hartay  imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga dhexe ee fsalka 8aad
09/06/2024

1maalin oo kaliya ayaa ka hartay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga dhexe ee fsalka 8aad

08/06/2024

2maalin oo kaliya Ayaa kaharsan imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga dhexe ee fasalka 8aad

3 maalin oo Kaliya ayaa ka harsan imtixaanka  shahaadiga ah ee dugsiga dhexe ee fasalka 8aad
07/06/2024

3 maalin oo Kaliya ayaa ka harsan imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga dhexe ee fasalka 8aad

Ogeeysiis  dhamaan ardayda jacel barshada caafimaadka waxaa LA ogeysiinayaa in xisada caafimaadka LA bilaabi dhoono maal...
04/06/2024

Ogeeysiis dhamaan ardayda jacel barshada caafimaadka waxaa LA ogeysiinayaa in xisada caafimaadka LA bilaabi dhoono maalinta khamiista ah I n

Jadwalka imtixaanka  fasalka 8aad ee dugsiga dhexe sand dugsiyeedka 2024/2025
04/06/2024

Jadwalka imtixaanka fasalka 8aad ee dugsiga dhexe sand dugsiyeedka 2024/2025

Address

Yaaqshiid
Mogadishu

Telephone

+252612285491

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aqoon Kaab Academy School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category