Qur’aanka Kariimka ah waxaa jira afar (4) aayadood oo keliya oo isku lamaaneeya laba xaq oo qofkasta lagu leeyahay:
1️⃣ In Alle keliya la caabudo, shirkina laga dheeraado
2️⃣ In waalidiinta wanaag loola dhaqmo oo baari loo noqdo.
Tani waxay muujinaysaa darajada waalidka iyo sida ay ugu xiran tahay xaqa Ilaahay.
Muuqaalkan gaaban ayaan ku tusayaa aayadahaas Qur’aanka ku xusan 💡
ArdayKaal
ArdayKaal waa bog waxbarasho furan oo aan ku xirnayn xilli iyo goob xadidan. ArdayKaal wuxuu ardayda
21/04/2023
DHAMMAAN UMADDA SOOMAALIYEED GAAR AHAAN BAHDA WAXBARASHADA WAXAAN IDIN LEENAHAY KUWADA CIIDA CAAFIMAAD SAN.
21/11/2022
Mahadsanid Macallin
20/11/2022
Mahadsanid Macallin
12/08/2022
Ubadkaaga ku ciyaarsii waxna ku bar!
Agabaka ArdayKaal
10/07/2022
QIIMA DHIMISTA CIIDDA!
----------------------------
Ka faa'idayso qiima dhimista agabka caruurta wax lagu baro iyagoo ciyaaraya.
Halxiraalayaasha ArdayKaal ku ciyaarsii caruurta waxna ku bar.
08/07/2022
CIID WANAAGSAN. SANADKAN SANADKIISA KU GAARA BARWAAQO IYO BASHBASH.
Xalxiraalayaasha ku ciyaarsii ubadkaaga waxna ku bar.
Ka faa'idayso qiima dhimista munaasabadda ciidda.
26/06/2022
Hambalyo Maalintii Gobonimada Dalkeena.
Somaaliya Hanoolaato!
01/05/2022
CIID WANAAGSAN.
Ku wada ciida caafimaad.
Halxiraalahan waxaa lagu baranayaa xarfaha alifbeetada Far-Soomaaliga iyo tirooyinka. Sidoo kale ardayga wuxuu dhamaadka halxiraalaha dhamaystiri doonaa jaantuska xayawaanka geriga oo ka mid ah duurjoogta dalkeena.
https://soomar.so/web/html/shop/single_pro.php?id=3238
Faa'idooyinka Halxiraalaha:
🧠 Jimicsiga Maskaxda
📝 Kobcinta Garaadka
🎯 Xoojinta Xasuusta
🧩 Kordhinta Foojignaanta
Whatsapp on +252 612 922 227
Hadda dalbo oo haddaba hel!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu