Part of student exchange program between Somali International University and Makerere University after an agreement signed last year in Somalia about 20 students who studied medicine in Uganda have came back home,Somalia welcomed by SIU Administration and students at Aden Adde International Airport.
National Educational Development Program of Somalia
Nearby schools & colleges
252
Showriga
Km4
252
B/W
Wadanaha, Muqdishu
Isgoyska Baar Ubax 30 Street, Mogadish
Degmada Howlwadaag Dhabarka Dambe Ee Hotel Peace Aga-Gaarka Effeko
Inta U Dhaxeysa Isgoyska Albaraka Iyo Suuqa Caanaha
Taleeh Road, Mogadisho
Tarbuunka
Mogadishu
Farmajo; Nuurceyn, Mogadish
It was established to reject the poverty and backwardness through empowerment of education in Somalia, to get children, women and youth a proper education
Operating as usual
Waa ayaandaro inaan maqalno in Mashruuca Aada Dugsiyada uu guuldareestay ugu danbeeyn aragti darri,hogaan iyo musuqmaasuqa hogaamiyaasha wasaaraddu awgeed inay socodsiiyaan iyo sii wadidda barnaamishkaas qaran ee Waxbarashada si loo dhameeyo jahliga ka jira guud ahaan Soomaaliya.
It is unfortunate to hear that Go to the School Project became finally failed one because of poor Vision, leadership and corruption of current ministry leaders to run and continue that National Education Initiative to end ignorance in Somalia at large.
Ardayda Soomaaliyeed oo u fariistay hal imtixaan oo midaysay markii ugu horeeysay 25 sano kadib markii uu burburay qarankii Soomaaliya,Wasaaradda waxbarashada waxa ay gudatay waajibaadkeeda.
Somalia's Students sit for one and united national exams for first time since the collapse of the Somali State,Ministry of Education did its duty.
Somalia's development depends on how Somali children are educated with all possible means.
Horumarka Soomaaliya waxa uu ku xiran yahay sida, caruurta Soomaaliyeed wax loogu baro wax kasta oo suuragal ah.
How does a nation exist without educated generation?
Sidee ayay u jirtaa umad aan lahayn jiil waxbartay?
Somali Education is in the stage of development,although needed public Control of quality and healthy education for the children of this great Somalia.
Waxbarashada Soomaaliyeed waxa ay ku jirtaa xaalad horumarin ah inkastoo, loo baahan yahay koontoroolista qaranka ee tayada iyo waxbarasho u fayoow caruurta ee Soomaaliyada weyn.
Waxbarashada waa ra'sumaalka aadanaha ee horumarka iyo baraaraha.
Education is the asset of human being for development and prosperity.
It is for sure that the young Somali students are future and leaders of tomorrow so they should be educated in the best way.
Somalia is need for education from District level up to National level in order to reduce conflicts and prolonged wars in the country.
Soomaaliya waxaa ay baahi u qabtaa waxbarasho heer degmo ilaa heer qaran, si loo yareeyo colaadaha iyo dagaalada dheeraaday.
NEDPOS waxeey rumaysan tahay in saboolnimada,argagaxisada iyo burcadnimadeednimada ay sababtay waxbarasho la'aanta bilaashka ah,tayo la'aanta iyo waxbarasho caafimaad lahayn oo ka jirta Soomaaliya guud ahaan.
NEDPOS believes that Poverty,Terrorism and Piracy are caused by the lack of free,quality and healthy Education in the Somalia as whole.
There is a great need for education in the newly liberated from Alshabaab hand such as Buulobarde, Tiyeglow and Kurtunwarey and it is still lack of basic services such as education which is backbones to the development of the country for tomorrow.
Waxaa ka jirta baahi weyn oo waxbarasho deeganada cusub ee laga saaray gacanta Alshabaab sida Buulo barde,Tiyegloow iyo Kuntuwaareey, waxaana maqan wali adeegyada asaasiga ah sida waxbarashada oo laf dhabar u ah horumarka Soomaaliya ee barito.
NEDPOS waxeey soo dhaweyneysaa barnaamishka Dowladda Soomaaliya ee loo yaqaano aada dugsiyada, waana talaabo horey loo qaaday oo tirtiraysa jahliga ka jira Soomaaliya
NEDPOS welcomes the Somali Federal Government Education an initiative known as Go to the Schools and is the step taken forward, eliminating ignorance in the Somalia.
NEDPOS is an organization,working development education in Somalia in order to be found out a generation with enough knowledge to run the Country, Somalia.
NEDPOS waa urur ka shaqeynaya horumarinta waxbarashada Soomaaliya si loo helo jiil hela aqoon ku filan oo dalka ku maamulaan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Maka Almukaramah
Mogadishu
252
Ahlusunnah Wal-jamaca
Mogadishu
Ahlusunnah wal-jamacah. www.ahlusunnah.ning.com http://www.ahlukheyr.com/ Booqo fadlan Group-kena
Banadir Road
Mogadishu
Hamar International Academy is Hight quality and Professional Academy in Mogadishu-Somalia
Mogadishu, 6241
welcome our page please like , follow and then invite your friends to get more benefits thanks
Abdikasim
Mogadishu, KM4
To be learning center Excellence For Health Science in Somalia
(Waberi District) Via Moscow Street
Mogadishu, 252
Let me edit your English Grammar!
Mogadishu
قيل للقعقاع الأوسي: قُلْ لنا شيئًا عن الجنة يشوّقنا إليها. قال: فيها رسول الله ﷺ ���