22/04/2026
Xarunta dhexa ee Jaamacadda Plasma Waxaa maanta u soo idlaaday Imtixaanka dhexe (๐ ๐ถ๐ฑ-๐ง๐ฒ๐ฟ๐บ ๐๐
๐ฎ๐บ) ee Semester-ka labaad sanad Waxbarasheedka 2025-2026.
แดณแตแตหก แตแตแถแตโฟ ๐โ
15/04/2026
15/ April /2026 Waxaa si habsami leh u bilaawday Imtixaanka dhexe (๐ ๐ถ๐ฑ-๐ง๐ฒ๐ฟ๐บ ๐๐
๐ฎ๐บ) ee Semester-ka labaad sanad Waxbarasheedka 2025-2026 ee Jaamacadda Plasma.
แดณแตแตหก แตแตแถแตโฟ
12/04/2026
Xubno ka tirsan maamulka Jaamacadda Plasma oo uu hor kacayo *Gudoomiye ku Xugeenka Jaamacadda ee Dhanka Waxbarashada* ๐๐ฟ. ๐๐ถ๐๐ต๐ฎ๐ฟ ๐๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ ๐ผ๐ต๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ, Madaxa xafiiska Cilmi-baarista iyo Hal-abuurka ๐ ๐ฟ. ๐๐น๐ถ ๐๐ต๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฏ๐๐ถ๐ฑ๐ผ๐ป iyo Diiwaan hayaha Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda ๐ ๐ฟ. ๐๐ฏ๐ฑ๐ถ๐ณ๐ฎ๐๐ฎ๐ต ๐ ๐ผ๐ต๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐๐๐ฎ๐ป ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga uga qeybgalay kulanka mashruuca Caalamiyenta hey'adaha tacliinta sare ee Soomaaliya.
Jaamacadda Plasma ayaa ka mid ka faa'iideystayaasha *SMILE Project* oo ah mashruuc ay maalgalinayaan *Midowga Yurub* isla markaana Jaamacado dhowr ah ay martigalin doonaan inta uu mashruuca socdo sida *Middle East Technical University* iyo jaamacado kale oo ku yaala qaar ka mid ah dalalka yurub.
*Caalamiyenta Hey'adaha Tacliinta Sare* ayaa muhiim u ah isdhaxgal aqooneed iyo khibrad isweydaarsi dhax mara dalal iyo dadyoow kala duwan, taas oo horseeda hormar iyo ahdaafta fog ee dhanka tacliinta ee ka baxsan juqraafiyad kooban.
*Jaamacadda Plasma* ayaa sii xoojin doonta qeyb ka noqoshada dadaalada loogu jiro hormarinta tacliinta sare ee Soomaaliya ayada oo loo marayo dhabooyin cusub iyo mashruucyo heer caalami ah.
Project
#2026
11/04/2026
Ardayda Kulliyadda Kalkaaliyaasha Sare ee Jaamacadda Plasma ayaa loo qabtay tababar ku Saabsanaa Daryeel Caafimaad ee degdeg ah kaasoo la siiyo Qof xaalad halis ah ku jira, Sida marka Qofka ay neefsashadu ama wadnuhu istaago inta aan la geyn Xarun Caafimaad.
Tababarkaan Caafimaad Arday waxaa siiyay ๐๐ฟ.๐๐ฏ๐ฑ๐ถ๐ป๐ผ๐ฟ ๐๐น๐ถ ๐๐ต๐บ๐ฒ๐ฑ
Support_(BLS)
.
07/04/2026
Tababar kor loogu qaadaayo Ardayda Kulliyadda Umulisada Jaamacadda Plasma. "Nidaamka taxadarka leh oo lagu taageerayo Hooyada inta ay dhaleyso, iyadoo diiradda la saarayo badbaadada hooyada iyo ilmaha"
.
05/04/2026
Jaamacadda Plasma Hogaanka Iskaashiga Tacliinta Caalamiga ah ๐
Jaamacada Plasma, gaar ahaan Xafiiska Iskaashiga iyo Xiriirka Caalamiga, wuxuu si weyn u soo dhaweyneynaa in Jaamacaddu ka mid tahay hayโadaha kaalinta wax ku oolka ah ka qaadanaya taabagalinta Shirweynaha 3-aad ee Caalamiga ah ee Aqoonyahannada Daโda Yar ee Dunida Turkiga, kaas oo ka dhici doona dalka Azerbaijan 10โ13 May 2026.
Tallaabadan waxay muhiim u tahay:
โ
Iskaashiga Caalamiga ah: Xoojinta xiriirka ka dhexeeya Jaamacadda Plasma iyo hey'adaha Tacliinta sare ee caalamka.
โ
Hoggaanka Cilmi-baarista: In si sahlan oo mudnaan gaar ah leh Ardaydeena iyo Macallimiinteenu ay u helaan madal caalami ah oo ay ku soo bandhigaan cilmi-baarisyo iyo aragtiyo bulshada Soomaaliyeed leedahay.
โ
Hadafka Fog: In Jaamacadda Plasma ay qeyb ka noqoto dhisidda mustaqbalka aqoonta ee dunida casriga ah.
Ugu dambeyn, guul ayey u tahay bahda jaamacadda in shirkan oo halkudhigiisu yahay "Dhaxalka Maanta iyo Dhisidda Berri" ka dhex muuqdo Calanka Jaamacadda Plasma oo u taagan dhaxal reeb iyo dhisidda hoggaanka Mustaqbalka Dalka.
๐ Goobta: Azerbaijan
๐ Goorta: 10โ13 May, 2026
๐ Faahfaahin dheeri ah: www.tdgak.com
26/03/2026
Dhammaan Maamulka iyo Macallimiinta Jaamacadda Waxay u hambalyaynayaan
๐ ๐ฟ. ๐๐ฏ๐ฑ๐ถ๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ต ๐๐ฎ'๐ฎ๐น oo loo Magacaabay Madaxa Xafiiska Tayo Dhawr-ka ( ๐ค๐๐ฎ๐น๐ถ๐๐ ๐๐๐๐๐ฟ๐ฎ๐ป๐ฐ๐ฒ )ee Jaamacadda Plasma.
.
#2026.
23/03/2026
ุฅููููุง ูููููููู ููุฅููููุง ุฅููููููู ุฑูุงุฌูุนูููู
Maamulka , Howlwadeenada & Ardayda Jaamacadda Plasma waxay u tacsiyaynayaan dhammaan Qoyska iyo Asxaabta Geerida ku timid AUN ๐ ๐ฎ๐
๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐
๐ฆ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ oo ahaa Saaxiibka Jaamacadda Plasma.
Alle Naxariistiisa ha siiyo, Qabrigana Alle ha u Waasacsho
19/03/2026
๐พ๐๐๐ ๐๐๐ฃ๐๐๐๐จ๐๐ฃ Dhammaan Umadda Islaam-ka ah gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed meel walba aad Joogtaan si gaar ah Bahda Jaamacadda Plasma.
Allaha naga Aqbalo Acmaasha Bisha Ramadaan.
๐๐จ ๐๐๐๐๐ ๐ก๐๐๐๐, ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ฌ๐ข ๐๐๐ฅ๐ซ๐๐
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุงุนู
ุงู.
ุนูุฏูู
_ู
ุจุงุฑู.
.