AL HILAL COMMERCIAL SECONDARY SCHOOL

AL HILAL COMMERCIAL SECONDARY SCHOOL Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AL HILAL COMMERCIAL SECONDARY SCHOOL, High School, Mogadishu.

24/12/2025

Maamulaha dugsiyadda ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ฌ xarunta garasbaley ๐— ๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐˜‚๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—›๐—ฎ๐˜€๐˜€๐—ฎ๐—ป, "Ardayda qalin-jebisay, waxaan idiin rajaynayaa guul joogta ah, himilo sare & in aad noqotaan kuwa magaca iskuulka iyo dalkaba kor u qaada."


18/12/2025

Maamulaha dugsiyadda ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ฌ ee xarunta howlwadaag ๐‘ฌ๐’๐’ˆ. ๐‘จ๐’ƒ๐’…๐’Š๐’“๐’‚๐’”๐’‰๐’Š๐’… ๐‘บ๐’‰๐’†๐’Š๐’Œ ๐‘ด๐’๐’‰๐’‚๐’Ž๐’–๐’… oo bogaadin iyo hambalyo u diray ardayda class of 2025.


05/12/2025

Mแดœแดœวซแด€แด€สŸ 2: Sษชแด…แด‡แด‡ Aสแดœแดœ Aสœแด€แด€ Dแด€ส€แด‡แด‡ษดแด‹แด€ Aส€แด…แด€สแด…ษชษช Qแด€สŸษชษด Jแด€ส™ษชsแด€ส.



Sawirro 3: Munaasabadda Qalin Jebinta Dufcaddii 12-aad Ee Dugsiyadda Al Hilal.
05/12/2025

Sawirro 3: Munaasabadda Qalin Jebinta Dufcaddii 12-aad Ee Dugsiyadda Al Hilal.



05/12/2025

Muuqaal 1: Bandhiggii milgaha & maamuuska lahaa ee dufcaddii 12-aad dugsiyadda Al Hilal.



Sawirro 2: Ardayda qalin-jebisay, waxaan idiin rajaynaynaa guul, barwaaqo iyo in aad noqotaan iftiinka berrito ee bulsha...
04/12/2025

Sawirro 2: Ardayda qalin-jebisay, waxaan idiin rajaynaynaa guul, barwaaqo iyo in aad noqotaan iftiinka berrito ee bulshadeenna.

Hambalyo dhammaantiin!


Sawirro 1: Maanta waa maalin farxad, sharaf iyo xasuus mudan. Waa munaasabadda qalin jebinta dufcaddii 12-aad ee dugsiya...
03/12/2025

Sawirro 1: Maanta waa maalin farxad, sharaf iyo xasuus mudan. Waa munaasabadda qalin jebinta dufcaddii 12-aad ee dugsiyadda Al Hilal. Waxaa farxad gaar ah noo ah in aan maanta la qeybsano guusha ardaydeena.


Munaasabadda Qalin Jebinta Dufcadda โžŠ2-๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…๐Ÿ…ณ ee Dugsiyadda ๐—”๐—น ๐—›๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐˜€.๐‚๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ ๐จ๐Ÿ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ.
02/12/2025

Munaasabadda Qalin Jebinta Dufcadda โžŠ2-๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…๐Ÿ…ณ ee Dugsiyadda ๐—”๐—น ๐—›๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐—น๐˜€.

๐‚๐ฅ๐š๐ฌ๐ฌ ๐จ๐Ÿ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ.

22/11/2025

Waa maalin ay bulshada Soomaaliyeed si gaar ah u xasuusato una aqoonsato 21 November.

๐—›๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ๐˜† ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ง๐—ฒ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐——๐—ฎ๐˜†5-ta October baa loo asteeyay inay noqoto maalinta macallimiinta adduunka, halka 21-ka November...
21/11/2025

๐—›๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ๐˜† ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ง๐—ฒ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐—ฟ๐˜€ ๐——๐—ฎ๐˜†

5-ta October baa loo asteeyay inay noqoto maalinta macallimiinta adduunka, halka 21-ka November maalinta macallimiinta Soomaaliyeed loo gaar yeelay.

Baruhu waa kan dhisa ummad ama jiil korriin jireed iyo koboc maskaxeed u socdo. ๐๐ž๐›๐›๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ayaa ahaa macalinkii ugu weynaa ee dunida soo mara.

Soddon jus oo Qurโ€™aan ah ayuu ku shubay quluub uu shirki dishooday. Hab-dhaqan dhammaystiran ayuu baray ummada islaamka.

Macalinka wanaagsan waa cinjir laablabmi kara, la dhaqmi kara oo wax fahamsiin kara arday kala awood faham iyo adkeysi duwan, kala dabeecad iyo dulqaan fiican, kala han iyo hayn gadisan.

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa dhamaan bahweynta barayaasha Soomaliyeed si gaar ah macalimiinta mu'asasadda Al Hilal.

Hambalyo Ustaad Abdirashiid Sheik Mahamud oo si rasmi ah loogu magacaabay maamulaha dugsiga sare ee ganacsigga & xisaaba...
04/09/2025

Hambalyo Ustaad Abdirashiid Sheik Mahamud oo si rasmi ah loogu magacaabay maamulaha dugsiga sare ee ganacsigga & xisaabadka AL HILAL COMMERCIAL SECONDARY SCHOOL, waxaan rajeynaynaa in hoggaamintaada ay horseedi doonto horumar iyo waxqabad muuqda.


#2025/2026

Hambalyo dhamaan ardayda fasalka ๐Ÿ๐Ÿโปแตƒแตƒแตˆ ee dugsiyadda ๐˜ผ๐’ ๐‘ฏ๐™ž๐’๐™–๐’ ๐‘บ๐™˜๐’‰๐™ค๐’๐™ก๐’”, guushan waxay calaamad muhiim ah u tahay safarki...
24/08/2025

Hambalyo dhamaan ardayda fasalka ๐Ÿ๐Ÿโปแตƒแตƒแตˆ ee dugsiyadda ๐˜ผ๐’ ๐‘ฏ๐™ž๐’๐™–๐’ ๐‘บ๐™˜๐’‰๐™ค๐’๐™ก๐’”, guushan waxay calaamad muhiim ah u tahay safarkiinna waxbarasho. Ardayga aan nasiib u yeelan sanadkan in uu gudbo weli wuxuu heystaa fursad.

Ugu dambeyn, mahadi haka gaarto waalidiintii, maamulkii & macaliintii idinku garab taagneyd in aad heerkan maanta soo gaartaan.



#2025

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AL HILAL COMMERCIAL SECONDARY SCHOOL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to AL HILAL COMMERCIAL SECONDARY SCHOOL:

Shortcuts

Share

Category