21/08/2025
π Hambalyo Guul π
Midowga Dhallinyarada Beesha Asharaaf Cumar Wiyeed waxay hambalyo u dirayaan wiilkeenna qaaliga ah Suleyman Sharrif Maxamed Cali oo ku guuleystay natiijo heer sare ah.
Guushaadu waa sharaf noo wada ah πβ¨
Ilaahay hakugu barakeeyo cilmigaaga.
21/08/2025
π Hambalyo Guul Wanaagsan π
Midowga Dhallinyarada Beesha Asharaf Cumar Wiyed waxay hambalyo u dirayaan ardayga Cali Cabdulaahi
Ali Abdullahi Issack Hussein oo guul weyn ka gaaray imtixaanka dugsiga Rainbow School. ππ
Alxamdulillaah, guusheenu waa bilow. Waxaan Alle ka baryeynaa inuu nagu gaarsiiyo heerar ka sarreeya oo aqooneed iyo guulo waaweyn mustaqbalka, InshaaβAllaah. π€²β¨
Macallimiinta iyo waalidiinta taageerada joogtada ah na siiya, waxaan leenahay Jazaakumullaahu Khayr. πβ€οΈ
23/07/2025
Midowga Dhallinyarada Asharaaf Cumar Wiyeed
MIDOWGA DHALLINYARADA ASHARAF CUMAR WIYEED
Bismillah
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa walaasheen Sucaad Shariif Nuur Aadan iyo walaalkeen/seygeeda Yasiin Daahir oo xalay aqal-galkoodu ka dhacay magaalada Muqdisho.
Abaayo iyo abowe, farxad ku noolaada!
Reerkii lagu nasto, lagu nagaado, wada-jir iyo nabad Allaha idinka yeelo.
Allahuma baarik π«
22/07/2025
Sawiro: Xafladda Xarig jarka SIDRA Stationery & Printing Supplies oo aad ka heli kartaan Jumlo .
Hubaal Broadcasting Service