18/07/2026
Dhamaan waalidiinta sharafta badan, annagoo ka jawaabeena baahidiina iyo dalabkii ay qaar idinka mid ah inoo soo gudbiyeen, waxaan idiin furnay fasallo Xannano iyo daryeel (Nursery) ah ee da'da u dhaxeyso (2‐-4) jir ah, iyo fasallo English ku baxaayo oo ah.
Is qorista waa ay socotaa horey u gaar.
Mahadsanidiin.
Dar Al Fouz for Qur'anic Learning Alkowther Model School Hamdi Development Organization
18/06/2026