Holiday Trip to NIMOW – Organized by Zamzam University Business Students Association (ZUBSA) 🎊🌴
Students from the Faculty of Business and Management at Zamzam University, led by the vibrant Zamzam University Business Students Association (ZUBSA), recently went on a wonderful holiday trip to NIMOW, a peaceful and beautiful entertainment spot in Lower Shabelle.
This cheerful holiday was even more special with the presence of our beloved Dean, Abdullahi Abdulaziz Muktar , who joined in the laughter, singing, and unforgettable memories. 🚌🎶🌞
It was a day full of joy, unity, relaxation, and celebration — a perfect break to recharge and connect as a family of future business leaders. ❤️
📷 Fun, friendship, and fresh air — what more could we ask for?
What a refreshing and joyful escape! 💫
Zamzam University Business Students Association—ZUBSA
Welcome to the Official Page of Zamzam University Business Students Association (ZUBSA)!
We are a vibrant student-led community representing the Faculty of Business & Management at Zamzam University.
03/07/2025
ACTIVITY (4)
Dhawaan kuliyadda Maamulka iyo dhaqaalaha ee Jaamacadda Zamzam University waxay qaban doontaa dhacdo dalxiis (Tourism Event) waxaana dalxiis gaaban loo aadi doonaa NIMOW.
Taariikhdu markay tahay 11 July, 2025.
Deanka Kulliyadda maamulka iyo Ganacsiga ee Jaamacadda Zamzam University mudane Abdullahi Abdulaziz Muktar😘
11/06/2025
ACTIVITY (3)
Tartanka kubadda cagta ee udhexeeya kooxaha kala duwan ee kuliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha Jaamacadda Zamzam University ayaa soo bilowday 3'dii may 2025.
Laga soo bilaabo maalintaas waxaa soo socday Tartan aad uxiiso badan oo lagu kala badinayey natiijooyin kala duwan. Ugu danbayntii waxaa lasoo gaaray finalka tartanka.
Maanra oo ay taariikhdu ahayd 11 June 2025 waxaa isagu yimid finalka tartanka kooxaha kala ah da'yarta foundation C iyo Economic Semister 8, dhammaadkii ciyaartana waxaa la kala helay goolal kala ah Economics: 1 goal iyo foundation C: 2 goal.
Sidaasna waxaa winners ku noqdey kooxda foundation C.
Gudoomiyaha xukuumadda ZUBSA marwo Sultana Mohamed waxay hanbalyo ku aadan guusha ay gaareen udireysaa kooxda foundation C. Sidoo kale waxay dhiirigelin iyo bogaadin udireysaa dhamaan kooxihii kasoo qayb qaatay tartanka, wayna uga mahad celinayaa sidey usoo ilaaliyeen habsami u socodka ciyaarta iyo ilaalinta anshaxa guud ee Kulliyadda.
02/06/2025
ACTIVITY (2)
Hogaanka kuliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha iyo hogaanka ardayda ZUBSA Sultana Mohamed oo iskaashanaya ayaa waxay soo qaban qaabiyeen barnaamij looga hadlayay "The private sector exports: Financing that drives growth".
Programku wuxuu daaranaa kaalinta ay ganacsiyada gaarka loo leeyahay ku leeyihiin dhoofinta badeecadaha iyo kobaca dhaqaalaha dalka.
Barnaamijku wuxuu udhacay qaab dood wadaag ah, waxaana lagu lafo guray dhinacyo badan oo kala duwan, xogo iyo macluumaadyo muhiim ahna waa la isku waydaarsaday, dooda hogaaminayay Ahmed Abdulahi Abdinasir oo ah arday kamid ah ardayda kuliyadda iyo xubin katirsan ZUBSA, waxaan ka qayb qaatay Aqoonyahano Ku xeel dheer culuumta dhaqaalaha iyo maamulka.
Waxaana kamid ahaa;
1. Pr. Ahmed Abdukadir Ahmed
2. Pr. Abdirahman Hassam Hersi
3. Dr's. Mariam Ali Yasin
4. Pr. Abdullahi Abdulaziz Muktar –Deanka Kulliyadda
Iyo qaar kamid ah arday wax ka barata Jaamacadda Zamzam University gaar ahaan kuliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha.
23/05/2025
ACTIVITY (1)
1'dii bishii January ee sanadkan 2025 ayay doorasho qof iyo cod ahayd oo ka dhacday campus'ka Zoobe ee Jaamacadda Zamzam University ku guulaystay Sultana Mohamed gudoomiyaha ardeyda kuliyadda Maamulka iyo Ganacsiga ee Jaamacadda.
Isla bishaash Janaayo ayey kusoo dhistay xukuumad loo dhan yahay oo laga soo xulay xubnaha kala duwan ee kuliyadda.
Bishii ku xigtay ee February waxay xukuumadda ZUBSA ee ay hogaamineysa marwo suldaano ku dhaqaaqday waxqabadkeedii ugu horreeyey, kaas oo daaranaa isdhexgal iyo dalxiis damaanshaad ay kuliyaddu ku aaday hoyga dalxiiska iyo quruxda dalkeena ee Balcad.
Halkaas oo ay ardeydu wakhti qurux badan kusoo qaateen iyagoo uu weheliyo maamulka kuliyadda iyo xubno kale oo Jaamacadda ka tirsan.
Waxayna gogal xaar u ahayd waxqabadka iyo horusocdka xukuumadda dhalatay ee ZUBSA.
.
Kusoo dhawow Kulliyadda Ganacsiga iyo Maamulka ee Jaamacadda Zamzam oo aad ka heleyso barnaamijyo kala duwan oo kobcin iyo kor u qaadisba ku sameynaya aqoontaada iyo fahamkaaga xirfadaha ganacsiga iyo Maamulka.
Macluumaadka Kulliyadda kaga bogo muuqaalkan hoose 👇
Is diiwaangeli maanta oo u gogol-xaadh guushaada mustaqbalka!
𝗞𝗠𝟱, 𝗟𝗮𝗮𝗺𝗶𝘆𝗮𝗿𝗮𝗵𝗮 𝗭𝗼𝗯𝗲.
𝗞𝗠𝟭𝟭, 𝗧𝗮𝗯𝗲𝗲𝗹𝗹𝗮𝗵𝗮 𝘀𝗵. 𝗜𝗯𝗿𝗮𝗮𝗵𝗶𝗺.
ama wac: 𝟴𝟱𝟱𝟬𝟴𝟬
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu