Al-Safwa Primary And Secondary School

Al-Safwa Primary And Secondary School

Share

Al-safwa Primary and Secondary school is a private education center that provides basic education services

Photos from Al-Safwa Primary And Secondary School's post 20/08/2026

๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐ฐ๐š๐š๐ฅ๐ข๐๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ซ๐๐ž๐ฒ๐๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š๐š ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ข๐ข๐›๐ฌ๐š๐๐š๐š๐ง ๐ฎ๐ง๐ข๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐ค๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐๐š ๐š๐ก.
๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฎ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฌ๐š๐›๐ญ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก
๐Ÿ๐Ÿ—/๐ŸŽ๐Ÿ–/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
Wixii faafaahin ah laxiriir :0616784346



Al-Safwa Primary And Secondary School

18/08/2026

?
Waxaa socoto diiwaangelinta ardeyda cusub ee sanad dugsiyeedka 2026-2027.


,cocacola,suuqyaraha.
/WhatsApp:0616784346/0619776743
Al-Safwa Primary And Secondary School

17/08/2026

Maamulka iskuulka Al-safwa waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ardeyda Fasalka 12aad.




Al-Safwa Primary And Secondary School

15/08/2026

๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐š๐ซ๐ฑ๐š๐ ๐ฅ๐ž๐ก ๐ฎ ๐๐ข๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐ง๐š๐š ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐๐ž๐ฒ๐๐š ๐Ÿ๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Ÿ๐Ÿ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐€๐‹-๐’๐€๐…๐–๐€ ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ ๐ฎ๐๐›๐š๐ฒ ๐ข๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐ฐ๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” .
๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐ข๐ข๐ง.


12aad
Al-Safwa Primary And Secondary School

Diiwaangelinta Ardayda Haysata Aqoonsiga NIRA 14/08/2026

Ogeysiis Rasmi ah

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda u fariisatay Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026, isla markaana haysta aqoonsiga NIRA, in ay si degdeg ah iskaga diiwaangeliyaan mareegta hoos ku xusan.

Diiwaangelintani waxay muhiim u tahay habsami u socodka hawlaha shahaado bixinta iyo xaqiijinta saxda ah ee xogta ardayda. Sidaas darteed, waxaa lagula dardaarmayaa dhammaan ardayda in ay si taxaddar leh oo waqti ku habboon ah u gutaan diiwaangelintooda.

Mareegta Diiwaangelinta:
https://student.emis.gov.so/students_with_nira_verification_add.php

Mahadsanidiin.

Wixii faahfaafin fadlan kala xiriir
Agaasinka Warfaafinta iyo Xiriirka Guud
Abdiaziz Wali
[email protected]

Diiwaangelinta Ardayda Haysata Aqoonsiga NIRA

13/08/2026

Shaacinta Natiijada imtixaanka dugsiga sare.
15/08/2026 Maalin Sabti ah.
Waxaan Allaah ugu baryeenaa in dhammaan ardeyda gashay imtixaanka ay wada guuleeystaan.
Xigasho:Wasaarada waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare JFS.



Al-Safwa Primary And Secondary School

13/08/2026

Dhamaan Bulshada ku dhaqan Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargalinayaa in iskuulka Al-Safwa Primary And Secondary School oo aad uga barateen waxbarasho tayo leh in uu bilaabay Diiwaan Gelinta ardeyda cusub Sanad Dugsiyeedka 2026-2027
Ardeyda laqaadanayo waxa ay isugu jiraan biloow ,dhexdhexaad,dhameeystir.
Nagu dooro:
1-Maamul iyo macalimiin khibrad leh.
2-Laabka computerka oo casri ah.
3-Laabka Science-ka oo dhameystiran.
4-Ccc camera lagula soconayo dhaqdhaqaaqa xarunta.
5.Goob waxbarasho oo nabdoon loona simanyahay.
Wixii faah faahin ah Fadlan booqo xarunta iskuulka Al-safwa oo ku taala deg:daarusalaam xaafada coca cola ama la xiriir taleefanka hoos ku qoran.
/Whatsapp :0616784346/0619776743





Al-Safwa Primary And Secondary School

Photos from Al-Safwa Primary And Secondary School's post 10/08/2026

๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ ,๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—ด๐—ฎ ,๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜„๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—›๐—ฎ๐—น ๐˜‚๐—ท๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ท๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—ด๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฎ๐—ต.
๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ
๐—–๐˜‚๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ.
Hana Axmed cali.
๐—ฆ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐—ฒ๐˜†๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ผ๐—ผ๐—ฑ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐˜† ๐—ป๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ถ๐—ท๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป.




Al-Safwa Primary And Secondary School

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Warshadaha Street Yaaqshiid-coca Cola. , 39R8+642 Mogadishu
Mogadishu
2013

Opening Hours

Monday 06:15 - 17:30
Tuesday 06:15 - 17:30
Wednesday 06:15 - 17:30
Thursday 06:15 - 17:30
Friday 06:15 - 12:00
Saturday 06:15 - 17:30
Sunday 06:15 - 17:30