Dugsiga Darul Xikma

Dugsiga Darul Xikma Waa Iskuulka Daarul Xikma. Waxa uuna Ku yaala Degmada Dharkeynley, Muqdiaho, Somalia.

كل عام وانتم بخير
16/06/2026

كل عام وانتم بخير

عيد الاضحي المبارك
26/05/2026

عيد الاضحي المبارك

Ciid Al.adxaa 2025/26. Ciid wanaagsan
26/05/2026

Ciid Al.adxaa 2025/26. Ciid wanaagsan

22/05/2026
FORM 1A ARE THE CHAMPIONS OF DARUL HIKMA FOOTBALL CUP. Marka h**e Alle ayaa Mahadsan oo inoo suuragaliyey inaan Tartanka...
20/05/2026

FORM 1A ARE THE CHAMPIONS OF DARUL HIKMA FOOTBALL CUP.

Marka h**e Alle ayaa Mahadsan oo inoo suuragaliyey inaan Tartankaan si qurux u bilaabno sidoo Kale si qurux badan inoogu dhamaado.

Waxaan kaloo Bogaadinaa Dhamaan Macallimiinta Ardeyda oo si wanaagsan inoogala qeyb qaatay Tartankeena Kubbada Cagta ee Sanadda 2025-2026.
Runtii la aantiina ma dhici lahayn tartankaan waad ku mahadsantihiin kun iyo kow jeer

Mahadsanidiin.

The Final is set. FORM 2 VS FORM 1A .Koobka Yaa qaadi doono? Yaa isleedahay adi?
19/05/2026

The Final is set.

FORM 2 VS FORM 1A .

Koobka Yaa qaadi doono? Yaa isleedahay adi?

خير الأيام: قال النبي ﷺ: "خَيْرُ يَوْمٍ طَلَعَتْ عَلَيْهِ الشَّمْسُ يَوْمُ الجُمُعَةِ؛ فِيهِ خُلِقَ آدَمُ، وَفِيهِ أُدْخ...
15/05/2026

خير الأيام: قال النبي ﷺ: "خَيْرُ يَوْمٍ طَلَعَتْ عَلَيْهِ الشَّمْسُ يَوْمُ الجُمُعَةِ؛ فِيهِ خُلِقَ آدَمُ، وَفِيهِ أُدْخِلَ الجَنَّةَ، وَفِيهِ أُخْرِجَ مِنْهَا".

Form 1 A yaa U gudbay Wareega Final ee Tartanka Kubbada Cagta ee Dugsiga Daarul Xikma.
13/05/2026

Form 1 A yaa U gudbay Wareega Final ee Tartanka Kubbada Cagta ee Dugsiga Daarul Xikma.

Form Two ayaa U gudbay Wareega Final ee Tartanka Kubbada Cagta ee Dugsiga Daarul Xikma.
13/05/2026

Form Two ayaa U gudbay Wareega Final ee Tartanka Kubbada Cagta ee Dugsiga Daarul Xikma.

Address

Dharkenley District
Mogadishu

Telephone

+252615008388

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Darul Xikma posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dugsiga Darul Xikma:

Shortcuts

Share