Hamar University

Hamar University

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hamar University, College & University, KPP Street Near African Village. Hodan, Mogadishu.

Hamar University is a private higher education institution founded on 15th May 1999 in Mogadishu โ€“ Somalia to provide quality higher education and training which enable graduates to be successful throughout challenging and rewarding careers.

10/08/2026

๐€๐ƒ๐Œ๐ˆ๐’๐’๐ˆ๐Ž๐ ๐Ž๐๐„๐ โ€“ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•
๐๐€๐‚๐‡๐„๐‹๐Ž๐‘ ๐Ž๐… ๐ƒ๐„๐๐“๐ˆ๐’๐“๐‘๐˜.
Dhammaan bulshada weynta Soomaaliyeed waxaa lagu wargelinayaa in ay furan tahay isqorista ardayda cusub ee Sanad Waxbarasheedka 2026/2027.
Bachelor of Dentistry โ€” Bilow safarkaaga xirfadeed maanta, kana mid noqo jiilka
Hamar University โ€“ Source of Knowledge & Leadership.

Photos from Hamar University's post 09/08/2026

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐‰๐€๐€๐Œ๐€๐‚๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐—๐€๐Œ๐€๐‘
Alhamdulillah, waxaa si guul leh loo soo gabagabeeyey difaaca buugaagta cilmi-baarista ee ardayda Jaamacadda Xamar.
Muddo dheer oo ay ku jireen waxbarasho, cilmi-baaris iyo dadaal joogto ah kadib, ardaydeennu waxay si sharaf leh u soo bandhigeen una difaaceen cilmi-baaristoodii, iyagoo muujiyey aqoon, karti iyo diyaar-garow.
Difaacashada cilmi-baaristu waxay ka mid tahay marxaladaha ugu muhiimsan ee safarka ardayga jaamacadeed, waxaana maanta ardaydeennu muujiyeen inay diyaar u yihiin inay aqoontooda uga faaโ€™iideeyaan bulshada iyo dalkooda.
Hambalyo, ardayda Jaamacadda Xamar!
Hamar University
Source of Knowledge & Leadership

Photos from Hamar University's post 09/08/2026

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐€๐‘๐ƒ๐€๐˜๐ƒ๐€ ๐‰๐€๐€๐Œ๐€๐‚๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐—๐€๐Œ๐€๐‘

24/07/2026

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Xamar ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ข๐ฌ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐ฌ๐š๐ง๐š๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ•. Ku biir maanta jaamacad leh taariikh fac weyn, sumcad wanaagsan, iyo waxbarasho tayo sare leh.

Tan iyo 1999, Jaamacadda Xamar waxay hormuud u ahayd bixinta waxbarasho tayo leh, iyadoo soo saartay kumannaan aqoonyahan oo maanta ka shaqeeya gudaha iyo dibadda.
Jaamacaddu waxay kuu haysaa Diploma Programs, Bachelor Degree Programs, iyo Master Degree Programs oo Caalami ah, kuwaas oo lagu bixiyo manhaj casri ah iyo macallimiin khibrad leh.

๐Ÿญ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ป๐—ฒ & ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐˜€
Bachelor of Nutrition & Food Science
Bachelor of Medical Laboratory Science
Bachelor of Medicine & Surgery (MBBS)
Bachelor of General Nursing
Bachelor of Pharmacology
Bachelor of Public Health
Bachelor of Midwifery
Bachelor of Clinical Medicine

๐Ÿฎ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—›๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ฒ๐˜€ & ๐—ฆ๐—ผ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐˜€
Bachelor of Public Administration
Bachelor of International Relations
Bachelor of Social Science
Bachelor of Social Work
Bachelor of Political Science
Bachelor of Criminology & Security Studies
Bachelor of Journalism and Mass Media
Bachelor of Development Studies

๐Ÿฏ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—˜๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ผ๐—บ๐—ถ๐—ฐ๐˜€ & ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ฆ๐—ฐ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐˜€
Bachelor of Business Administration
Bachelor of Economics
Bachelor of Logistics & Procurement
Bachelor of Accounting
Bachelor of Banking & Finance
Bachelor of Secretarial

๐Ÿฐ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ฎ & ๐—Ÿ๐—ฎ๐˜„
Bachelor of Law
Bachelor of Sharia
Bachelor of Sharia & Law
Bachelor of Islamic Studies
* Bachelor of Crime & Criminology

๐Ÿฑ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด & ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜†
Bachelor of Computer Science
Bachelor of Information Technology
Bachelor of Telecommunication Engineering
Bachelor of Civil Engineering
Bachelor of Electrical Engineering

๐Ÿฒ. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—˜๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป & ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐˜‚๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐˜€
Bachelor of Physics & Mathematics
Bachelor of Biology & Chemistry
Bachelor of Geography & History

7. ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐˜† ๐—ผ๐—ณ ๐—˜๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป & ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐˜‚๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐˜€
Bachelor of English Language
Bachelor of Arabic Language

๐Ÿ“ ๐—”๐—ฝ๐—ฝ๐—น๐˜† ๐—ก๐—ผ๐˜„:
https://e-learning.com.hamar.edu.so/application_form.php

๐ŸŽฏ

618111300/619300703/619269897/617535302

18/07/2026

African Union University International(AUUI) oo bixinaya 400 Kursi Waxbarasho oo heer jaamacadeed (Bachelor & Master) ah.

Muqdisho, Soomaaliya โ€“ july 2026
Jaamacadda Xamar iyadoo kaashaneysa Jaamacadda African Union University International(AUUI), waxay ku faraxsan tahay in ay si rasmi ah u shaaciso barnaamij ballaaran oo deeq waxbarasho (Scholarship Program) ah, kaas oo loogu talagalay ardayda Soomaaliyeed ee doonaya in ay sii wataan tacliintooda sare Ee heer jaamacadeed.

Barnaamijkan waxaa ku jira 400 kursi waxbarasho oo heerar kala duwan ah (Bachelor iyo Master), waxaana uu qayb ka yahay mashruuc caalami ah oo 5,000 kursi ah oo ay bixineyso jaamacadda African Union University International(AUUI) si loo xoojiyo xiriirka waxbarasho ee dalalka Afrika, Yurub, iyo Ameerika.

Ujeedada barnaamijkan waa in lagu kobciyo aqoonta, xirfadda, iyo hal-abuurka dhalinyarada Soomaaliyeed, looguna diyaariyo mustaqbal shaqo iyo bulsho oo ifaya. Ardaydu waxay heli doonaan fursad ay ku bartaan manhaj casri ah, macallimiin khibrad leh, iyo jawi waxbarasho oo ku dhisan hal-abuur iyo hufnaan.

Fursaddan waxaa si gaar ah loogu talagalay ardayda doonaya in ay:
โœ… Sii wataan waxbarashada heer jaamacadeed
โœ… Helaan xirfado waxtar u leh suuqa shaqada
โœ… Ku biiraan nidaam waxbarasho oo caalami ah oo la aqoonsan yahay
โœ… Dhistaan mustaqbal adag oo ku dhisan aqoon, akhlaaq iyo adeeg bulshada.

๐ŸŽฏ Kuliyadaha & barnaamijyada la heli karo

FACULTY OF ENGINEERING & TECHNOLOGY
1) Bachelor of Computer Science
2) Bachelor of Information Technology (IT)
3) Bachelor of Telecommunication Engineering
4) Bachelor of Civil Engineering
5) Bachelor of Electrical Engineering

FACULTY OF MEDICINE & HEALTH SCIENCE
1) Bachelor of Medicine & Surgery
2) Bachelor of Clinical Medicine
3) Bachelor of General Nursing
4) Bachelor of Nursing & Midwifery
5) Bachelor of Midwifery
6) Bachelor of Nutrition
7) Bachelor of Public Health
8) Bachelor of Pharmacology
9) Bachelor of Medical Laboratory

FACULTY OF HUMANITIES & SOCIAL SCIENCE
1) Bachelor of Public Administration
2) Bachelor of International Relations & Diplomacy (IRD)
3) Bachelor of Social Work
4) Bachelor of Development Studies
5) Bachelor of Criminology and Security Studies
6) Bachelor of Social Science
7) Bachelor of Political Science
8) Bachelor of Journalism & Mass Media

FACULTY OF ECONOMICS & MANAGEMENT SCIENCE
1) Bachelor of Secretarial Studies
2) Bachelor of Banking and Finance
3) Bachelor of Economics
4) Bachelor of Procurement & Logistics
5) Bachelor of Business Administration (BA)
6) Bachelor of Accounting

FACULTY OF AGRICULTURE & VETERINARY
1) Bachelor of Agriculture
2) Bachelor of Veterinary
3) Bachelor of Environmental Science

FACULTY OF SHARIA & LAW
1) Bachelor of Law
2) Bachelor of Crime and Criminology
3) Bachelor of Sharia
4) Bachelor of Islamic Studies
5) Bachelor of Sharia and Law

FACULTY OF POSTGRADUATE (MASTER PROGRAMS)
Master of Business Administration (MBA)
Master of Public Health (MPH)
Master of International Relations & Diplomacy
Master of Educational Administration & Leadership
Master of Islamic Studies
Master of Development Studies

๐Ÿ“‹๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง ๐†๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š

A. Bachelor Programs : Ardayda doonaysa inay iska diiwaan geliyaan heerka Bachelor waa inay keenaan:

1. Shahaadada dugsiga sare (Secondary School Certificate).
2. Nuqul iyo asalka shahaadada dugsiga sare.
3. Warqadda dhalashada (Birth Certificate) warqadda akhlaaqda (Conduct Letter).
4. File ama fayl buug ah oo lagu hayo dukumentiyada.
5. 4 sawir (passport size) ah oo leh white background.
6. Warqadda codsiga (Application Letter).
7. In la bixiyo kharashka isdiiwaangelinta ee Jaamacadda Hamar (HU Registration Fee).

B. Master Programs : Ardayda doonaysa heerka Master waa inay keenaan:

1. Shahaadada dugsiga sare iyo shahaadada Bachelor.
2. Nuqulka iyo asalka shahaadada Bachelor.
3. Laba sawir (passport size) oo cusub.
4. Caddeynta aqoonta luuqadda Ingiriiska (English Proficiency Certificate) โ€“ TOEFL, IELTS, ama caddeyn kale oo la mid ah.
5. CV (Curriculum Vitae) oo faahfaahinaya aqoonta iyo waayo-aragnimada xirfadeed.
6. Kharash diiwaangelin oo aan la soo celin karin ($50 USD) si loo dhammeeyo habka isdiiwaangelinta.

๐Ÿ—“๏ธ Daahfurka Rasmiga ah

Waxaa la qaban doonaa munaasabad weyn oo daahfur ah, oo ay ka soo qayb gelayaan madaxda jaamacadaha, wakiillada waxbarashada, iyo ardayda la xulay.

Isdiiwaan gelintu waa mid xadidan, sidaas darteed ku degdeg ka qeybgalka!

๐Ÿ‘‰ Isdiiwaan geli link-ga hoose:

https://scholarship.hmar.edu.so.hamar.edu.so/student_form.php

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah:
WhatsApp: https://wa.link/rl4svb
Ama wac: 0619269887/618111300

Sii gaarsii walaalkaaga ama saaxiibkaa oo u baahan goob waxbarasho oo lagu kalsoonaan karo โ€” si uu uga faaโ€™iidaysto fursaddan dhifka ah ee dhisaysa aqoon iyo mustaqbal ifaya.

Jaamacadda Hamar โ€“ โ€œSource of Knowledge & Leadership

17/07/2026

Open Admission 2026โ€“2027
Waxaan si farxad leh ugu wargelinaynaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka iyo daafaha caalamka in diiwaangelinta ardayda cusub ee sannad-dugsiyeedka 2026โ€“2027 ay hadda furan tahay.
Jaamacadda Xamar waxay bixisaa barnaamijyo waxbarasho oo tayo sare leh tani iyo 1999 oo ay ka mid yihiin Diploma Programs, Bachelor's Degree Programs, iyo Master's Degree Programs, kuwaas oo lagu diyaariyey inay ardayda siiyaan aqoon, xirfad, iyo hoggaamin ku saleysan baahiyaha casriga ah.

1.๐‘ฉ๐’‚๐’„๐’‰๐’†๐’๐’๐’“ ๐’๐’‡ ๐‘ท๐’–๐’ƒ๐’๐’Š๐’„ ๐‘จ๐’…๐’Ž๐’Š๐’๐’Š๐’”๐’•๐’“๐’‚๐’•๐’Š๐’๐’
2.๐‘ฉ๐’‚๐’„๐’‰๐’†๐’๐’๐’“ ๐’๐’‡ ๐‘ฐ๐’๐’•๐’†๐’“๐’๐’‚๐’•๐’Š๐’๐’๐’‚๐’ ๐‘น๐’†๐’๐’‚๐’•๐’Š๐’๐’๐’”
3.๐‘ฉ๐’‚๐’„๐’‰๐’†๐’๐’๐’“ ๐’๐’‡ ๐‘บ๐’๐’„๐’Š๐’‚๐’ ๐‘บ๐’„๐’Š๐’†๐’๐’„๐’†
4.๐‘ฉ๐’‚๐’„๐’‰๐’†๐’๐’๐’“ ๐’๐’‡ ๐‘บ๐’๐’„๐’Š๐’‚๐’ ๐‘พ๐’๐’“๐’Œ

Nagala soo xiriir: https://wa.link/qfhupm
Mobile : 618300111/619300703
๐Ÿ“ Mogadishu, Somalia
Hamar University โ€“ Source of Knowledge & Leadership.

15/07/2026

๐ŸŽ“ Open Admission 2026โ€“2027
Waxaan si farxad leh ugu wargelinaynaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka iyo daafaha caalamka in diiwaangelinta ardayda cusub ee sannad-dugsiyeedka 2026โ€“2027 ay hadda furan tahay.
Jaamacadda Xamar waxay bixisaa barnaamijyo waxbarasho oo tayo sare leh tani iyo 1999 oo ay ka mid yihiin Diploma Programs, Bachelor's Degree Programs, iyo Master's Degree Programs, kuwaas oo lagu diyaariyey inay ardayda siiyaan aqoon, xirfad, iyo hoggaamin ku saleysan baahiyaha casriga ah.
Nagala soo xiriir: https://wa.link/qfhupm
Mobile : 618300111/619300703
๐Ÿ“ Mogadishu, Somalia
Hamar University โ€“ Source of Knowledge & Leadership.

15/07/2026

๐ŸŽ“ Open Admission 2026โ€“2027
Waxaan si farxad leh ugu wargelinaynaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka iyo daafaha caalamka in diiwaangelinta ardayda cusub ee sannad-dugsiyeedka 2026โ€“2027 ay hadda furan tahay.
Jaamacadda Xamar waxay bixisaa barnaamijyo waxbarasho oo tayo sare leh tani iyo 1999 oo ay ka mid yihiin Diploma Programs, Bachelor's Degree Programs, iyo Master's Degree Programs, kuwaas oo lagu diyaariyey inay ardayda siiyaan aqoon, xirfad, iyo hoggaamin ku saleysan baahiyaha casriga ah.
Nagala soo xiriir: https://wa.link/qfhupm
Mobile : 618300111/619300703
๐Ÿ“ Mogadishu, Somalia

Hamar University โ€“ Source of Knowledge & Leadership.

11/07/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH
QAADASHADA ARDAYDA CUSUB โ€“ SANAD-DUGSIYEEDKA 2026/2027
Waxaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed, meel kasta oo ay dunida ka joogaan, lagu wargelinayaa in la furay diiwaangelinta ardayda cusub ee Kulliyadda Shareecada Islaamka ee sanad-dugsiyeedka 2026/2027.
Fursaddan waxbarasho waxaa ka faa'iideysan kara:
โ€ข Dadka aan h**e u helin fursad ay ku dhammaystaan waxbarashada dugsiga sare.
โ€ข Qof kasta oo daneynaya barashada iyo fahamka Shareecada Islaamka.
โ€ข Culimada, macallimiinta, imaamyada, iyo dhammaan dadka doonaya inay kororsadaan aqoonta diinta Islaamka.
โ€ข Dhallinyarada iyo dadka waaweyn ee doonaya waxbarasho tayo leh oo ku saleysan Shareecada Islaamka.
โ€ข Ardayda sanadkaani ka soo qalin jibisay digsiyada sare oo doonaayo in ay ku taqasusaan shareecaada Islaam.
Waxaad ku diyaarin kartaa qaab Online ah ama in aad timaado Xarunta Jaamacada.
Ha seegin fursaddan qiimaha badan ee aad ku baran karto cilmiga Shareecada Islaamka una horumarin karto aqoontaada diineed.
Diiwaangelintu way furan tahay. Isdiiwaangeli maanta si aad uga mid noqoto ardayda cusub ee sanad-dugsiyeedka 2026/2027.
Nagal soo Xiriir : https://wa.link/jg8ekv

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


KPP Street Near African Village. Hodan
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 07:30 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 07:00 - 17:00
Saturday 07:30 - 17:00
Sunday 07:30 - 17:00