Shu'lah primary & secondary school

Shu'lah primary & secondary school Waxbarasho tayo sare leh laga bilaabo xanaano ilaa fasalka 12aad.

Dugsiga Shuโ€™lah wuxuu bixiyaa isku-darka cilmiga casriga ah, barashada diinta, iyo anshax suuban.
๐Ÿ“ง [email protected] | ๐Ÿ“ž 61 6301011

Ardayda ๐’๐ก๐ฎ'๐ฅ๐š๐ก ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ซ๐ฒ & ๐’๐ž๐œ๐จ๐ง๐๐š๐ซ๐ฒ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ ayaa maanta booqasho ku tagay isbitaalka kansarka ay Oasis, iyaga oo lakulmay...
24/09/2025

Ardayda ๐’๐ก๐ฎ'๐ฅ๐š๐ก ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ซ๐ฒ & ๐’๐ž๐œ๐จ๐ง๐๐š๐ซ๐ฒ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ ayaa maanta booqasho ku tagay isbitaalka kansarka ay Oasis, iyaga oo lakulmay ๐ƒ๐ซ. ๐€๐๐ง๐š๐š๐ง ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง, oo ah dhakhtarka ๐ƒ๐ก๐ž๐ ๐š๐ก๐š, ๐’๐š๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‚๐ฎ๐ง๐š๐ก๐š, una sameeyey baaritaano Dhegaha, Sanka iyo Cunaha ah oo bilaash ah.

Shaqo Furan: Macallin-nimo (Fasalada Dugsi Hoose ilaa sare), hadii aad buuxiin karto shuruudaha, fadlan CV-gaaga ku soo ...
03/09/2025

Shaqo Furan: Macallin-nimo (Fasalada Dugsi Hoose ilaa sare), hadii aad buuxiin karto shuruudaha, fadlan CV-gaaga ku soo dir, whatsapp-ka +252 616 301 011 ama Gmail-ka [email protected]
ADDRESS: wadada sodonka, Mogadishu, Somalia, ama wac 61 6301011

๐Ÿšจ Diiwaangelintu way Bilaabatay โ€“ Soo gaar Hadd ! ๐Ÿšจ Wixii faahfaahin dheeraad ah fadlan nagala soo xiriir whatsapp-ka +2...
29/08/2025

๐Ÿšจ Diiwaangelintu way Bilaabatay โ€“ Soo gaar Hadd ! ๐Ÿšจ
Wixii faahfaahin dheeraad ah fadlan nagala soo xiriir whatsapp-ka +252 616 301 011
ama nagu soo booqo xarunteenna: wadada sodonka, Mogadishu, Somalia.

Shaqo Furan: Macallin-nimo (Fasalada Dugsi sare), hadii aad buuxiin karto shuruudaha, fadlan CV-gaaga ku soo dir, whatsa...
11/08/2025

Shaqo Furan: Macallin-nimo (Fasalada Dugsi sare), hadii aad buuxiin karto shuruudaha, fadlan CV-gaaga ku soo dir, whatsapp-ka +252 616 301 011 ama Gmail-ka [email protected]

ADDRESS: wadada sodonka, Mogadishu, Somalia, ama wac 61 6301011

Welcome to shucla priamary and secondary school
05/07/2025

Welcome to shucla priamary and secondary school

๐ŸŒŸ Qiyamka Aasaasiga ah ee Shuโ€™lah ๐ŸŒŸDugsiga Shuโ€™lah wuxuu ku dhisan yahay 5 qiyam oo horseed u ah horumar iyo hoggaan:Aqo...
04/07/2025

๐ŸŒŸ Qiyamka Aasaasiga ah ee Shuโ€™lah ๐ŸŒŸ
Dugsiga Shuโ€™lah wuxuu ku dhisan yahay 5 qiyam oo horseed u ah horumar iyo hoggaan:
Aqoon si aan u kobcino garaadkeena,
Anshax si aan u ilaalino hab-dhaqankeena,
Iskaashi si aan u dhisno midnimo iyo taageero,
Daacadnimo si aan u noqono dad lagu kalsoonaan karo,
Ixtiraam si aan u muujino qadarin iyo akhlaaq.

Qiyamkan ayaa ah tiirarka na hagi doona maanta iyo berriba.
Shuโ€™lah โ€“ Waa halka iftiinka aqoontu ka dhashay! โœจ

Jumca Mubaarak dhamaan umada soomaaliyeed iyo bahda shucla waxaa idin leenahay jimcadaan jimco kheer badan alaha idinka ...
03/07/2025

Jumca Mubaarak dhamaan umada soomaaliyeed iyo bahda shucla waxaa idin leenahay jimcadaan jimco kheer badan alaha idinka dhigo

๐Ÿ“˜ Aqoon. Anshax. Masโ€™uuliyad.๐Ÿซ Shuโ€™lah waa meesha mustaqbalka laga dhiso.Waalidiinta iyo ardayda cusub โ€” ku soo biir! . ...
03/07/2025

๐Ÿ“˜ Aqoon. Anshax. Masโ€™uuliyad.
๐Ÿซ Shuโ€™lah waa meesha mustaqbalka laga dhiso.
Waalidiinta iyo ardayda cusub โ€” ku soo biir!
.

Maalintaan qiimaha weyn iskama imaan ee dadaa u halgamay waxaana ka mid ah culimada u soo halgamay sida sh.axmed wacdiyo...
30/06/2025

Maalintaan qiimaha weyn iskama imaan ee dadaa u halgamay waxaana ka mid ah culimada u soo halgamay sida sh.axmed wacdiyow, oo mid ka mid ah gabayadiisii ku yiri:
Rajulka kaafira EE rugtaan yimid
Sidi rasuul rabi noomasoo dirin
Mana rabno EE Naga reedbax baaniri
Duriyadaada dab looma aasee
Kuwo dambaa u dariiq faleynaa
#

Address

Wadada Sodonka
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 16:00
Tuesday 06:00 - 16:00
Wednesday 06:00 - 16:00
Saturday 06:00 - 16:00
Sunday 06:00 - 16:00

Telephone

+252616301011

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shu'lah primary & secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Shu'lah primary & secondary school:

Shortcuts

Share

Category