Hon. Abdirahman Shuutiye

Hon. Abdirahman Shuutiye

Share

Somali Citizen

02/11/2022

Nothing is Given
Everything is Earned.

🤛👏💪

04/03/2022
Photos from Hon. Abdirahman Shuutiye's post 28/05/2021

Waxaan Guul Iyo Dhatiijo Sareysa U Rajeynayaa Dhamaan Ardayda Fasalka 12 -Aad Ee Dugsiga Sare Oo Birito U Fadhiisanaya Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha & Tacliinta Sare.

Si Gaar Ah Waxaan Bogaadinayaa Oo Kaalmo Sare U Rajeynayaa Ardayda Aan Maamulka & Macalinkaba U ahay Ee Waxkabarta Iskuulka WAAYA ARAG PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL.

Guuleysta Dhamaantiin ...

Dr Abdirahman Shuutiye

Photos from Hon. Abdirahman Shuutiye's post 24/05/2021

Waxaan Guul Iyo Dhatiijo Sareysa U Rajeynayaa Dhamaan Ardayda Fasalka 8 -Aad Ee Dugsiga Dhexe Ee Maanta U Fadhiisanaya Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Gobolka.

Si Gaar Ah Waxaan Bogaadinayaa Oo Kaalmo Sare U Rajeynayaa Ardayda Aan Maamulka U ahay Ee Waxkabarta Iskuulka Waaya Arag School Howlwadaag

Guuleysta Dhamaantiin ...

26/02/2021

Waa Kalimadii Aan Ka Jeediyay Xafladii Abaalmarinta Ardayda Kaalmaha Gashay Imtixaankii Dhexe Ee Sanad Dugsiyeedkan 2020 - 2021 Ee Iskuulka Waaya Arag School Howlwadaag ...

" Waa Muhiim In La Dhiirigaliyo Arday Kasta Ee Mudan In La Dhiirigaliyo ".

Abdirahman Hassan Hussein
Dr Abdirahman Shuutiye

02/12/2020

Xayawaanka Deerada ama Coowsha la yiraahdo wuxuu gaarayaa Sagaashan kiilomitir Saacaddiiba (90km/h). Halka Xawaaraha Libaaxuna gaarayo 58-kiilomitir Saacaddiiba (58Km/h)

Sida muuqata Deeradu way ka orod badantahay Libaaxa, haddana mar waliba oo uu eryado si fudud ayuu ku ugaarsadaa.

Haddaba waa maxay sababtu? Taas waxaa u wacan labo arrin oo isbiirsaday:

❶ Libaaxa oo ah noole aaminsan awoodda Alle siiyay, aanna ka laba-labeyn kana rumeeya go’aanadiisa.

âť· Deerada oo iyadoo isbarbardhigeysa awooddeeda iyo tan Libaaxa, fikir xun ka qaadatay nafsaddeeda, aamintay in aysan Libaaxa ka fakan karin.

Sidaa aawadeed marwaliba dib ayay soo eegtaa si ay u fiiriso in uu Libaaxu qaban rabo iyo in kale, dib-eegistaasi wuxuu dhimayaa xawaaraheda, wuxuna Libaaxa u suuragelinayaa in uu qabto Deerada.

Haddeysan Deeradu gadaal eegin, Libaaxa uma suura gasheen in si fudud u ugaarsado.

Haddaba sheekadaani maxay inna bareysaa?

❶ Garo oo ka faa’ideyso awoodaha uu Alle ku siiyay.

âť· Dib ha u milicsan oo iska halmaam maalmihii madoobaa ee kusoo maray, hana ka warwarin waxa soo socda Mustaqbalka.

❸ Haka laba-labeyn go’aannada aad qaadato, lana tasho Alle iyo Axsaabta aad ku kalsoontahay.

âťą Si aadan u yasin naftaada, noloshaada ha u barbar-dhigin nolosha dadka kaa sareeya, ogoowna in aad ka nolol ficantahay malaayiin qof.

Mahad Hassan

Photos from Hon. Abdirahman Shuutiye's post 29/10/2020

Waxaan Halkaan Uga Hanbalyeynayaa Sxbkeyga Qaaliga ah Abdullahi Adam Hassan Iyo Gacalisadiisa Ikraan Sheikh Mohamed Oo maanta Arooskoodu ka dhahay Magaaladda Baladweyne ....

Hanbalyo sxb ...Guurkiina Lagu faraxay ...

Photos from Hon. Abdirahman Shuutiye's post 22/07/2020

Hanbalyo & Bogaadin :-

Waxaan Halkan Si Qalbi Sami Ah Ugu Hanbalyeynayaa Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed Ee Fasalka 12 , Si Gaar Ah Ardaydii Aan Macalinka U Ahaa ,Waxaan Leeyahay Hanbalyo ( Congratulations) Waad Guuleysateen , Waadna U qalantaan Inaad Heerkan Soo Gaartaan ...👏👏

Runtii Sanadkan Waxa Uu Ii Ahaa Sanadkii 3- Aad Oo Xariir Ah Oo Aan Ka Qeyb Qaatay Ilaalinta Imtixaanka Qaran-ka , Aad Ayuuna Uga Duwanaa Sanadihii Ka Horeeyay , Waxaana Runtii Mahadnaq Iyo Bogaadintaas Mudana Waxbarashada Hidaha & Tacliinta Sare Oo Si Qurux Badan U Xakameeyay Imtixaanka , Waxaan leeyahay Dadaalka Halkaas Ka Sii Wada ...

Ugu Danbeen , Ardayda Dhameysay Dugsiga Sare Waxaan Idiin Rajeynayaa Guul Iyo Inaad Heshaan Natiijo Sareysa ....

Mahadsanidiin ...

Shuutiye Macalim Xasan
Dr Abdirahman Shuutiye

11/06/2020

Waa Khalimad Aan Kajeediyay Xaflad Ay Ku Qalinjabinayeen Qaar Kamid ah Ardayda Masst Fasalka MB7 2018-2019 ...

Mid Kamid Ah , Ardaydii Qiimaha Badnaa Ayaa ii Soo Dirtay Vedio-gaan ... ( Mahadsanid) ...

Aad Ayey ii Farxad Galineysaa Inaan soo Saaray Arday Badan Oo waliba Jaamacado Dhameeyay , Howlo Muhiim Ahna Bulshada U Haya ...

Alle Ayaana Ugu Mahadcelinayaa

Shuutiye Macalim Xasan

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu