28/12/2024
Bishaaro, Bishaaro, Bishaaro!
Al-Qudus Hospital ayaa kugu bishareynaya in Talaadada iyo Khamiis walba 10ka qof ee ugu horeysa oo is diiwaan geliso ku qaalbi doono kaliya $6.
Adeegyada aad ku heleyso $6
✅Lambarka Dhakhtarka
✅Baaritaanada oo dhan oo kombiyuutar ku jiro
Xarunta Isbitaalka waa: Yaqshiida, Degmada Istiila
Kala Xiriir:
Lambarka gaaban: 221
Whatsapp: 613700372
Riix"Send message" si aad isku diiwaan geliso hada.
Ha moogaan Al Qudus Hospital.
27/11/2023
Warganlin Shaqo
U jeeddo jago Banaan
Waxaa dhamaan lo ogeysiinayaa shaqo doonayaasha in isbitaalka Al-Qudus ay ka banana tahay laba boos .
1. Al Qudus Auxiliary Midwife.
2. Qualified Midwife.
Shuruudaha laga doonayo qofka soo codsanayo jogadaan waxaa kamid ah
1- shuhaado laxiriirta booska uu codsanayo cadsaduhu
2. In uu leeyahay ugu yaraan 10 suno khibrad shaqaah kadib qaliin jabintiisa kuna shegeyey boostu uu codsanayo codsaduhu.
3. In uu layimado ducuments kiisa oo dhameystiran
4. Iyo inuu shaqeyn kara waqti kasta oo loo baahdo maadama isbitaalka al-Qudus shaqeeyo shiftiyo kala duwan.
Waxaad keeni kartaa shahaadooyinkaada iya cidsigaada oo dhameystiran xafiiska shaqadada iyo shaqaalaha ee isbitaalka al-Qudus
F.G waxaan la soo xiriiri donaa qofka shartiist-ga ku soo baxa arji qabashadu waxaa ka billabaneysaa 27/11/2023 kuna egtahay 02/12/2023
[email protected]
Tel+252616432044/ +25261 5531565
Mahadsan
Xafiiska shaqada iyo shaqaalaha ee isbitaalka al-Qudus
18/11/2023
Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Cudurka Sokorowga (Macaanka) ayaa si weyn uga qabsoomay xarunta isbitaalka Al-Qudus.
Waxaa si lacag la'aan ah bulshada kaso qeybgashay loo sameeyay baaritaano iyo wacyigelino ku aadan halista cudurka uu leeyahay iyo kaalinta kaga aadan in ay ka geystaan qatartiisa.
.
27/10/2023
Qli lafoole gar Ayaan garastuugo Outreach Program.
Waxaa maalintii shalay Hospitalka Al-Qudus Hospital ka fuliyay magaalada Qli lafoole gar Ayaan garastuugo daaweyn iskugu jirta Hooyada uurka le, xanuunada guud iyo kuwa caruurta iyo dhaman xanuunada kaleba, dhamaan qaybaha latalinta, baadhista shaybaadhka iyo ultrasound kuba si lacag la aan ah ayaa loogu sameeyay bulshada mana ah markii koobaad.
11/10/2023
Daaweynta Caado wareerka, Dhiciska dhalma la'aanta Iyo infectonka ama caabuqa ku dhaca haweynka waxaa dhamaan cudurada ku dhaca haweynka kaa daweynesa Dr Maryan Yusuf Aweys .
saacadaha ee dhaqtarada shaqeso wa subixi 07:00 ilaa galabkii 15:00 insha allah
28/06/2023
Raheila Media Bal mahaan kaw dhaha