Simad University Health Students Association SUHSA

Simad University Health Students Association SUHSA

Share

"SUHSA" Stands for Simad University Health Students Association.

27/02/2026

Sida aan wada ognahay dalkeennu waxa uu kujiraa xaalad adag oo abaaro iyo biya la'aan ah, taas oo bulshadeenna saamaysay naf iyo maalba.

Iyadoo aan sii guda galeyno billowga wajiga 3aad ee gurmadka abaaraha, waxa aan dhammaan ardayda, shaqaalaha, qalinjebiyayaasha iyo guud ahaan bahda SIMAD ku baraarujinaynaa in ay ka qayb qaataan gurmadka iyo kaalmada loo fidinayo walaalaheenna tabaalaysan.

Nagala qayb qaado gurmadka abaaraha.

15/08/2025

Waxaan u hambalyeynaynaa gudoomiyaheenii h**e Omar Abdullahi Abdi xilka cusub ee loo doortay Allah hakuu fududeeyo waxaan ku kalsoonahay dadaalkaaga iyo kartidaada hogaamineed inaad ku hogaamin doontid hambalyo hambalyo hambalyo๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰

Home of Health Services
Simad University Health Students Association SUHSA๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘

23/05/2025

Hampalyo!๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰๐ŸŽ‰Faculty of Medicine and Health Sciences-SIMAD University Simad University Health Students Association SUHSA๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘

30/03/2025

Fariinta ciida ee gudoomiyihii h**e Simad University Health Students Association SUHSA gudoomiye Omar Abdullahi Abdi๐Ÿซก

Photos from Simad University Health Students Association SUHSA's post 15/01/2025

Agaasimaha cashar Ku-celinta Xukuumadda Simad University Health Students Association SUHSA Mudane ๐€๐›๐›๐š๐ฌ ๐€๐›๐๐ฎ๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐„๐ฅ๐ฆ๐ข iyo Macalimiinta Tutoring Club ka SUHSA ayaa soo gabagabeyey Cashar ku celin socotay sedax asbuuc oo loo sameynayey ardayda Kuliyada caafimaadka ee Jaamacada SIMAD.

Dhamaan ardayda waxa aan u rajeyneynaa inuu Alle u fududeeya Imtaxanka sabtida u bilaaban doona.
Faculty of Medicine and Health Sciences-SIMAD University
SIMAD University.

12/01/2025

Dib umilicsiga guulihii iyo waxqabadkii muhiimka ahaa ee SUHSA 2023-2024 ee uu hogaaminayay gudoomiye Omar Abdullahi Abdi.

SIMAD University
Simad University Health Students Association SUHSA
Faculty of Medicine and Health Sciences-SIMAD University๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘

Photos from Simad University Health Students Association SUHSA's post 08/01/2025

Sawirada Tababarka hagista iyo jadwaleynta Shaqada Golaha Fulinta ee Simad University Health Students Association SUHSA .
Faculty of Medicine and Health Sciences-SIMAD University
SIMAD University

07/01/2025

๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ผ๐—ป ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ผ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ผ๐—ฟ๐—ถ๐—ฒ๐—ป๐˜๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ผ๐—ณ ๐˜๐—ต๐—ฒ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐˜ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฐ๐˜๐—ผ๐—ฟ๐˜€ ๐—ถ๐—ป ๐—ฆ๐—จ๐—›๐—ฆ๐—”
The purpose of this training is to guide the executive council and the awareness of the council and the board.
It will also analyze the government's schedule and everyone's work.
It is the beginning of the cooperation of the executive council and the leadership of the classes.
The training will be proposed by the Chairman Dr-Khalid Mohamed Arab

Faculty of Medicine and Health Sciences-SIMAD University
SIMAD University

Photos from Simad University Health Students Association SUHSA's post 06/01/2025

HESHIIS KU-SAABSAN DALXIIS EE U DHAXEEYA XUKUUMADDA ARDAYDA KULIYADA CAAFIMAADKA EE JAAMACADDA SIMAD-SUHSA IYO SHIRKADDA SAHAN ADVENTURES.

Wasaarada Arimaha dibadda ayaa heshiis wada shaqeyn ee arimaha dalxiiska ah la saxiixatay shirkada Sahan, Heshiiska waxa saxiixay Wasiirka Wasaarada๐—ฆ๐—”๐—ฌ๐—œ๐——๐—”๐—•๐—จ๐—•๐—”๐—ž๐—”๐—ฅ ๐—”๐—•๐——๐—œ๐—”๐—ฆ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—ข๐—›๐—”๐— ๐—˜๐——.
Xukuumadda SUHSA waxa ay marwalbo ka shaqeysaa Danaha ardayda kuliyada Caafimaad Jaamacadda SIMAD, isdhex galkooda, wada shaqeyn tooda iyo horumarinta waxbarashadooda.

Abaabulkan dalxiis waxa uu dhici doona dhamaad ka semester ka kowaad ee sanad dugsiyeedkan ardayduna waxa ay adeega dalxiis ku heli doonan si ka jaban sida caadiga ah.
Faculty of Medicine and Health Sciences-SIMAD University
SIMAD University

05/01/2025

Furintaanka dood Cilmiyeedka Simad University Health Students Association SUHSA .

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Jidka Warshadaha
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 15:00
Tuesday 07:30 - 15:00
Wednesday 07:30 - 15:00
Thursday 07:30 - 15:00
Saturday 07:30 - 15:00
Sunday 07:30 - 15:00