Xaamud sheekh

Xaamud sheekh

Share

MOGADISHU

22/01/2023

Galab Wanaagsan.

20/08/2022

Gogol Nabadeed Al Xamdulillaah.

20/08/2022
24/07/2022

Follow igu Saacida.

17/07/2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo si wadajir ah u qabtay shir jaraa’id ayaa si qotodheer uga hadlay ahmiyadda ay leedahay xoojinta xiriirka walaaltinnimo ee ka dhexeeya labada dal.

Photos from Xaamud sheekh 's post 17/07/2022

Deg deg: Dowladda Federaala Soomaaliya ayaa labo diyaarad ee Nooca Helicopterska ah u dirtay Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabelle si dhaawacyada Halista ah loogu soo qaado magaalada Jowhar ka Dib qaraxii xooganaa ee Maanta Degmadaasi ka dhacay.

17/07/2022

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Alberto Vecchi, waxayna ka wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dal.

Ra'iisul Wasaaraha ayaa xusay taageerada dowladda Talyaaniga, gaar ahaan mashaariicda horumarineed ee ay la garab taagan yihiin shacabka iyo dowladda Soomaaliya iyo xiriirka qotada dheer ee ka dhaxeeya labada dal.

Danjiraha ayaa dhankiisa balan-qaaday sii xoojinta xiriirka labada waddan, gaar ahaan mashaariicda ay ku taageeraan Soomaaliya.

17/07/2022

Qarax loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu weeraray Hotel " Nuur-doob) oo aan sidaas ugu fogeyn xeyndaabka madaxtooyada Hirshabeelle, kaaso oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho, dhàawac iyo bur bur xoogan oo guryaha soo gaaray.

Qaraxa oo ahaa mid xòoggan ayaa saameeyay guryo dad shacab degan yihiin oo ka agdhow goobta iyo hotelka intaba.

Mas'uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo hotelka la weeraray degnaa ayaa la sheegayaa in ay waxyeelo soo gaartay.

Dad badan oo carruur iyo haween isugu jira ayaa nolol iyo geeri lagu la'yahay, qaarkood dhismaha ayaa laga soo saaray.

Waa qaraxii ugu xoogganaa oo noociisa ka dhaca magaalada Jowhar.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu